Curis

Qandho jaceyl iyo guur qasab ah

Qanjo jaceyl iyo guur qasab ah Qeybtii 2aad Sanado badan ayaa ka soo wareegay markii Suleeqo loo keenay adeerkeed Samatar. Haatan waa gabar weyn oo qaan gaar ah. Waa tanoo misna...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 5aad Hani in su’aalo badan in ay sugayaan waa ogayd, waxbase uma arkin waxaas, wax walba waxaa uga darnaa xaalka ay ku sugnayd iyada iyo wiilkeeda inkastoo...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q24AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q24AAD.     Ilbir oo la yaaban waxaa soo kordhay, daalkii xalayna qaba ayaa yidhi; “ Waayahay adeer, wax hadalana kuma darsan ee wuxuu u dhaqaaqay dhinaca baabuurka Korneylka” Waa lays...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

SHALAY IYO MUSTAQBALKA   Laga yaabee in noloshaada saddex meel marka loo dhigo meel ka mid ah in ay ahayd Nolol aan xusuus lahayn, marka aan sidaa leeyahay waxaan ka wadaa...

Dood iyo dareen!! (Sheekooyin gaa gaaban)

Hordhac: Dood iyo dareen waa qoraallo koo kooban oo u socda qaab sheekooyin ah, kuwaas oo aan si joogta ah ugusoo gudbin doono dareenka shacabka iyo doodaha ka dhexeeya ee...

Kaalay aan isu sheegnee!!

Waxaa jiray wiil magaciisu ahaa Garaad ​ oo aan aniga iyo isaga ahayn laba walaalo oo uu oday qura dhalay. Kala hooyo ayaan ahayn. Mid kasta oo inaga mida waxa uu...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 4aad Hani waxay ahayd gabadha Kaliya ee cideeda wax badana laga rajaynayay kalsooni badana lagu qabay, waana ku adkaatay runtii in ay ciddeeda u sheegto in ay...

Maansadda SUUBAN.

  Maansadda SUUBBAN, waa maanso wiil iyo gabadh si lama filaana ku kulmay,  ka dibna, haasaawe dhexmarey, iyagoo weliba dabaqaya dhaqanki Soomaaliyeed,  Wiilkii ayaa ka hadlaya,  habkii iyo qaabkey u...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q 23AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q 23AAD. Korneylkii oo dareemay in arrin murugsani jirto, ciidankiisana inuu furfurno u dhawyahay, haddii labada hoggaamiye isku dhacaan, laba colaadoodna ay dhex joogaan, mida koowaad oo...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

FAHAN DANTAADA Inta nafta ay kugu jirto ma jiraan wax la dhaho Qasaaro iyo Quusasho, maxaa yeelay waxaa mar walba jaanis u haysataa in aad dib u hanato wixii kaa...

SHEEKOOYIN