Curis

Habboon ma jinbaa? Q4AAD W/Q Cabdiraxmaan Warmooge

QAYBTA AFRAAD Galabtii ku xigtay ba anigoo maqaaxi Shaaha laga cabbo fadhiya ayuu nin gaabani ii yimi, salaan iyo codsi ah inuu ila fadhiisto ayuu iskukay raaciyay, anna waan ka...

Waqtigeennii wacnaa innagaa walaacinnay W/Q:Maxamed Cabdiqaadir Socdaal

Waqtigeennii wacnaa inagaa walaaciinay Habeenkii ayaa la gaaray waxaan soo fadhiistay fadhiga maadama aan gali doono sheeko muhiim u ah nafteyda, waxaan damiyay Talefishinkii ii daarnaan jiray xiligan oo kale...

DADKU U DABACSANAA DULLEEYAHOODA!!!!!!!!!! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                              DADKU U DABACSANAA DULLEEYAHOODA!!!!!!!!!! Waa su’aal fajicisa ah oo muujinaysa wax lala yaabay, dadku mar walba waa kuwa u dullaysan kuwa dulleeya ee xaqira, xaqoodana ku tunta, marka ay...

Maxaa loogu Gafaa kuwaan Gayin? W/Q: Cabdalla Weli

Maxaa loogu Gafaa kuwaan Gayin? Gumaystayaashii Soomaaliya soo maray ee Talyaaniga iyo Ingiriiska  ka hor dadka Soomaaliyeed waxay ahaayeen dad reer guuraa ah oo diinta Islaamka barta caruurtoodana bara waxaana...

Habeenkii mugdiga iyo Murugadda W/Q: Maryan Ibraahim Cali

Habeenkii mugdiga iyo Murugadda ---------------------------- Waxaan si degdeg ah u daaray moobelkeygii gacanta maadaama uu dansana maalintii oo idil, niyadda ayaan iska lahaa siduu kuu soo wacaayey wuu kugu soo daalay...

Meherkii Mugdiga! W/Q: Garaad yoonis Gajoome

Meherkii Mugdiga! Dadku dhammaantodo waxa ay ka simanyihiin ka warkeenidda waxa ayna arag ama ayna maqal , taasina waata ka danbaysa in ficil lagu dhaqaaaqo iyo in wax cusubla iba-furro....

Isku day minyaro, dhakhtar baan ku mutaystay! W/Q: Cabdiraxmaan Warmooge

“Isku day minyaro, dhakhtar baan ku mutaystay!” Afarta lambar ee kolkay isu tagaan sidan u qorma “2016” ayaan wax is beddel ah dhexdayadda ka abuurin. Muddada gaaban ee lammaanaaha aannu...

Anigoo Roon bay i rogtey W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Anigoo Roon bay  i rogtey. Mahad wuxuu u xidhxidhay Socdaal dheer oo laysaga gudbayo, waddamada Jarmalka , Swiska iyo Talyaaniga, Socdaalkaas oo dhulka ah, oo baabuur  lagu marayo, waa hubaal...

Abaaraha geeska Afrika W/Q Cali Cusmaan Buulle

  Inta aynaan u gelin abaaraha Soomaaliya iyo soo noqnoqodkooda,bal aynu yare jaleecno dhulka Soomaaliya iyo xaaladiisa joqrafiyeed,si ay inoogu sahlanaato bal in aynu helno meel aan ka abbaarno...

SHEEKOOYIN