Curis

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                           Milicsiga Noloshayda. SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 1AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor Waa galab Casir liiq ah goobtuna waa Dubai, Suuqa yar ee ay Soomaalidu ka adeegato, Jawiga waa jawi dagan...

Anigoo roon bay I rogtey Q5AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Anigoo roon bay I rogtey Q5AAD Wuxuu hoyaadey oo qolkiisa galay isagoo arrintan ku wareersan madaxana xoqonaya,   isna weydiinaya tolow maxay uga dan lahayd? Isaga shaki weyn baa kaga jira...

Gaso, Ganuun, Gasiin Q1AAD & Q2AAD W/Q: Prof.Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun, Gasiin Q1AAD_Q2AAD "Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! "    “Gacan aan la aqoon kula tagtay! Maya, mid aan loo jeedin kula boodday. Maya, tuf iyo dabeyla xagaa ku bax!” Dadki hadalka maqlaayay...

Quraafaadka Faaliyaha Q1AADW/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Quraafaadka Faaliyaha   Q1AAD   Ma fara yara dhibaatooyinki ay geysatay Abaartii dabadheer 1973/1974 ka dhacday Goballa badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya.waxaa dhacday roob la’aan, waxaa aad u yaraaday biyihi, dhulkii...

Anigoo roon bay I rogtey Q4AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

Anigoo roon bay I rogtey Q4AAD Mahad wuxuu maanta   baashaalkii iyo wareegii uu ku damaashadaayey deegaankiisa cusub, wuxuu ku soo bartey dhallinyaro cusub oo u dhalatey waddanka, wuxuu aad uga...

XASIL OO ILA GARO. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                               DADKA IYO SAAMAYNTOODA Waa qasab in dadka noloshaada ku hareeraysan ay dhinac u bataan wanaag iyo xumaan marka laga hadlayo, balse, taas ma ahan midda macnaha badan suubinayso, waxa...

Hawl adduun iyo haddimo kalgacal Q7AAD W/Q : Cabdiwahaab Cabdulqadir Maxamud (Carab)

Hawl adduun iyo haddimo kalgacal Q7AAD Dhinaca kale Caasha iyo saaxiibadeed Farxiya maanta waxa ay isku soo raacen suuqa si ay u sameystaan dukaameysi, oo waxa ay ka faa’iideysanayaan waqtiga...

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 8aad.W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

Tolow Yaa Furay?? Q8AAD Waxaan iri gartay maxaad sameesay marka? Waxuu yiri ma war kalaa yaal inta wacay baan u cudur daartay been iyo run waxaan sheegayba kadib waxaan ugu...

SHEEKOOYIN