Qaybtii 12AAD.
Wiilkina inta uunan baska dhaqaajin ka hor ayuu u yeeray lacag ururiyihi la socday baska,wuxuuna ku yiri “waryaa, berri salaada subax halkaas ayaan kaa soo marayaa haddii ilaaheey...
XASIL OO ILA GARO.
Qaybtii 11aad
HADIYADDA IYO WAQTIGA.
Hadiyadda ugu qaalisan ee ay isi siin karaan labada nolosha wadaagta waa waqtiga iyo jacaylka, ma jirto hadiyad ka qaalisan...