Curis

Xasna iyo habeenkii murugada! 1978 Q2AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

  Culusow iyo Cali waa hareero socdaan inta uu Xasan marna wareysanayo marna u caga jugleynayay Xasna oo iyada aanan magaceeda runta ah u sheegin wiilashan, inti la socday waxaa...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q15AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q15AAD Hooyo Kutubo, waa taa ka hilhilatay minankii Oday Maxaad, Canugtii la isku qabqabsadayna, waa taa ka aashay, kolkeey odayga...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q15aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q15aad) Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Maalinti madashu ahayd ayaa garoonki kubbadda la isugu yimid. Waxaanu garoonki la soo galnay carcar aan hore nalooga baran, khaasatan marki ow naga...

Dhacdo dhaba:Saaxiibkaan eersaday!! Q2AAD!! W/Q:Cismaan Qanyare

  Dhacdo dhaba:Saaxiibkaan eersaday!! Q2AAD   Liibaan oo indhihiisu dhulka eegayaan, oo aad moodo in loo soo sheegay geerida qofkuu adduunka ugu jeclaa, werwer iyo walaahoowna u dhammaaday,...

Nasteexo Q3AAD W/Q: Cabdiraxmaan M. Warmooge

Nasteexo Q3AAD Laba billood ka hor se kolkii ay ii sheegtay in la siiyay wiil dibbada ka yimi, waxaan dhici karin ayaan ka soo qaaday, dhag iyo fartoona uma taagin....

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q14AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q14AAD Oday Maxaad Cali oo weli halkiisii habjaqsan, ayaa waxaa qolkiisii loogu soo geliyay Adeer Cali Gaab, oo isna fiigsan, waxuu...

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q13AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

  Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q13AAD  Cali markuu ogolaaday casumaadi , waxaa la wada korey Baski uu watay si uu gurigga u geeyo isagana u tussaan. Calina wuu koray Baski ,wuuna...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                XASIL OO ILA GARO. Qaybtii 13aad                                     SALAANTA IYO BARYADA ALLE BADI CUMAR BINU KHIDAAB WAXAA LAGA HAYAA IN UU YIRI “ DAD WAXAA UGU BAKHIILSAN KAN SALAANTA LA GABADA OO KA...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q14aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q14aad)  (Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!) “Saad u ajartaa naftaada?” Odaygi oo aad mooddo in ow maalin-riyood ku jiro ayaa su’aal ow isweydiiyo u beddelay waanadi iyo digniinti aabihis. Nin agtiisa...

Dhacdo dhaba:Saaxiibkaan eersaday!!Q1AAD W/Q:Cismaan Qanyare

Dhacdo dhaba:Saaxiibkaan eersaday!! Liibaan iyo Looyaan waxa ay ahaayeen laba saaxiib oo aad isugu dhaw had iyo jeerna dhib iyo dheef wadaag ah oo isku sir ah. Wax walba oo...

SHEEKOOYIN