Filan waa Q42AAD
Mobil Nokia ah oo Faysal jeebka ugu jiray intuu soo bixiyay ayaa wuxuu yidhi: “waa tan shaashada iisaaran ee bal si fiican u dhowr.
Maxamed intuu sawirkii aad...
Qalbi Qarax💔💔💔
😢 😢 😢muddo ayuu daba socday oo dhinac walba ka riixayay sida ay mar uun gacantiisa usoo gali lahayd.
Dadaal uma yareyn runtii dhan walba ayuu duulaan ka qaday,...
DOOKHIIBA KA LUMAY.
Waa gabar gashaanti ah oo joogta goortii ay gabarnimada ka baxi lahayd gurina yeelan lahayd , ma jirto xayndaab uga gadaaman ama ka horjoogaba helida lammaane ay...
Ku saabsan Gabdhaha
Haddii ay si dhab ah kuu jeclaato gabar, way faraxdaa, way kugu faantaa, marka ay kula hadlaysana farxaddeeda ayaa muuqata, waxay jeclaataa inta kula xiriirto oo dhan...
Wali waa sugaysaa!!!!
Waxay ku noolayd dhul doog qurxoon, sidoo kale marka ay qorraxdu dhacdo sama ka nadiif ah caad iyo ceeryaamo.
Waa Inan qurxoon oo waqtigeeda la jaan qaadaysa, Qoys...