Curis

GARBADUUB Q10AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q10AAD Dirir oo garowsaday marka ninkan in dhibka haystaa uu la mid yahay kiisa ayaa u bilaabay inuu uga  sheekeeyo noloshiisa wuxuu yiri “Wiilyahaw wax kasta aad jeceshahay ama...

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH). Qaybtii 5aad. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH). Qaybtii 5aad Waa sida ay tahay uma darsan, nolosheenuna waa socotay hal habeena gaajo kuma wada seexan muuqaal ahaana dadka kama liidin, isaga ayaa wax isku...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 89aad   1-Wax waydiin. Haddii aadan jeclayn su'aala badan in lagu waydiiyo wax aheegistaada ha yaraato, maxaa yeelay, inta badan ee...

GARBADUUB Q9AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q9AAD Guhaad oo xasuustaas iyo waayaha dhex dabbaalanaya, maankiisu ku hawshan yahay oo isla baraad la’ ayaa mar qudha maqlay sanqadh xooggan iyo dad is daba dudaya,  hadduu...

Ninkaaga aamin. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Ninkaaga aamin. Labada Jinsi ee Alle dunidan ku abuuray waa Lab iyo Dhidig, mid walba wuxuu leeyahay dhaqan gaar ah iyo fakar gaar ah, mid walbana kan kale wuu ka...

Kulama jaan qaadi karaan!!. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Kulama jaan qaadi karaan. Sababta dadka qaar ay kugu qilaafaan kadibna uga baxaan noloshaada ayaa ah mid aadan lug ku lahayn oo lagugu eedi karin. Alle ayaa doortay in uu noloshaada...

GARBADUUB Q8AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

  GARBADUUB Q8AAD Guhaad dhankiisa waa qabaa boholyoowga iyo xiisaha hilowga leh ee u haya aragtida iyo la kulanka Ubax, balse cadhada ayaa ka awood badisay waxa uuna weli goconaya hadalkii...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 88aad   1-Dhabta Aadanaha Dhabta Aadanaha waa waxa uu kuu samaynayo ee ma ahan waxa uu kugu dhahayo, sidaa darteed, ha...

  DUMARKA AYAA MAR WALBA RIIXA RAGA. Qore:Mohamed Musa Sh.Noor

DUMARKA AYAA MAR WALBA RIIXA RAGA. Xiriir kasta oo burburaa ama qoys walba oo qar ka dhacaa mar walba Dhibanaha dhibka soo gaaray waxaa loo nisbeeyaa in ay dumarka yihiin. Waa...

GARBADUUB Q7AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q7AAD  Maalintii Sabtida ayaa qof weliba dhankiisa ka soo aaday Dugsiga, kaddibna Guhaad illeyn waa nin dan lehe, waa ka hor xerooday, isagoo doonaya in aysan dhicin inay kulmaan...

SHEEKOOYIN