GARBADUUB Q37AAD
Dagaalkii u dhaxeeyey dowladda iyo xooggaga ka soo horjeeda waa laba jibbaarmay, dowladduna waxa ay qaaday weerar iyo guluf intay awoodey, waxaa laysugu soo galay magaalooyinkii waaweynaa, Jabhaddiina...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 109aad
1-Dadka qaar
Dadka qaar waa dhabta ku nool
Dadka qaarna waa wanaag ku nool
Dadka qaar waa been ku nool
Dadka qaar...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 108aad
1-Sax iyo dhab
Qoku mar walba ma saxnaado.
Qofku ma walba dhabta ma haleelo.
Qofka dhabta haleelo in uu saxan...
GARBADUUB Q36AAD
Oday Carraale waxaa uu sheekha u sheegay dhammaan intii loo sheegay ee ahayd iyo qaabkii wax u dhaceen, markii la waayey Guhaad raq iyo raad, in gabadhiisu dhib...
GARBADUUB Q34AAD
Huruuse wuxuu go' aansaday in haddii Ubax ogaato nolosha Guhaad uu awood u adeegsado haddii ay diido in ay dhankiisa soo marto magaalada xoog uga kaxeeyo, Madalweyn oo...
GARBADUUB Q33AAD
Habeenkii guure ayay kaga baxeen magaalada Guhaad iyo ciidankiisi, balse waxa ay ku baxeen qaab aan ciddina dareemi karin oo qarsoodi ah, horena u diyaarsadeen. Waxa ay iska...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 105aad
1-Shantan
qof noloshaada ka fogee.
1-Qof u arka musiibadiisa imtixaan wax lagu barayo taadana u
arka cuquba aad gashay.
2- qof...