Maamulka Laashin

1803 articles

Talooyin ku saabsan cudurka HIV/AIDS

Talooyin ku saabsan cudurka HIV/AIDS  Maxamed Saciid Shire Shaqsi la nool Xanuunka HIV/AIDS, Diyaar u ah in uu Talo siiyo qof kasta lagu sheego Xanuunkaas. Is ma oroneysid waxaa uu la...

DIB U SIXID.

DIB U SIXID. Qoraalkii ku soo baxay mareeggtan <Laashin.net> ee ciwaankiisu ahaa (Xillitirsiga soomaalida) waxaanu kasoo qaadanay buuga uu qoray Maxamed axmed beddel ee la yidhaahdo (Xilli-tirsiga soomaalida), diyaarinta iyo...

Wacnaan laheydaa haddaan waqtiga celin karo! W/Q: Ramla Gobdoon

Wacnaan laheydaa haddaan waqtiga celin karo! Waagii baryaba, waxey inoo tahay fursad cusub, oo aan helno, cudur daar kasta, oo aad heysato, waqtigu ma ahan mid ku sugaayo, ama kuu...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q11AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q11AAD. Marwo Hodan ayaa qacdii horeba aragtay ilmaha yar, haddey xuuraanteyna ogaatey in dulmigii odaygeedu heerkaa gaadhay, markaasay intey ku barooratey la boodday, oo guriga gelisay. Marwo...

Somaalida ma la haystaa mase iyadaa is haysata?! W/Q: Anab Diriye

Somaalida ma la haystaa mase iyadaa is haysata?!   Inta aannan xornimada qaadan, ka hor, Soomaaliya gumeysi aan qarsooneyn bay ku jirtay. Gumeysigaa ma ahayn mid la jecelaa, oo waa lala...

Tirsigii 28aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2015, ee bisha Luulyo

Waxaad halkan ka heli kartaan, tirsigii 28aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2015, ee bisha Luulyo. Wargeyska bishan, waxaad ka heli doontaan; Qormo gaar ah, oo ku saabsan maraxaladaha dhismaha...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.111-115aad. W/Q. Ahmed Hayow

Subaxnimadi hore ayuu Raage soo toosay, Yaasmiina waxay soo toostay asagoo shaahi kariyay, markaa ayay kala wareegtay howshii kushiinka, markay quraacanaayeen ayuu ku yiri: "Xasan waxaa laga wakiishay gobalka...

DIYADA DAAHIR DAREEN BEY REEBTAY! Qore: Mohamed Musa Sh.Noor

DIYADA DAAHIR DAREEN BEY REEBTAY! Hooyo xaliimo waxay ahayd Gabar waqtigeeda usoo baxday oo la oran karay wax badan ayay dheerayd ugana duwanayd dumarka ay bahwadaagta ahaayeen ee ay isku...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.106-110aad. W/Q. Ahmed Hayow

Cawil wuxuu furaha guriga Deeqa ka qaaday walaashiis Layla, wuxuu damacsanaa inuu aado guriga Yaasmiin asagoo raba inuu soo hubsado waxa uu Raage ka damacsan yahay Deeqa Daahir, inkastoo...

Malcolm X to El-Hajj Malik El-Shabaaz.Q3AAD

Qeybta............3aad. Dad arkaayay xariga Hinton ayaa Malcolm u soo sheegay, wuxuuna soo aaday saldhiga booliska asagoo ay la socdaan dad yar oo ka tirsan Nation of Islam, markuu dalbaday in...

SHEEKOOYIN