Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Maamulka Laashin
1803 articles
Curis
Sooyaalka Nolosha Sillooneyd.Q10AAD.
Maamulka Laashin
-
June 28, 2015
0
Sooyaalka Nolosha Sillooneyd.Q10AAD. Ilaaladii waxay go’aan ku gaadheen, iney qabtaan Ilmaha yaree ugu horreeya, ee ay arkaan, waxaana ku soo baxay Samatar, oo suuqa sii gelaya. Intey qabteen, oo laba...
SII AQRI
Qoraallo
Ma taqaanid qofka aad la hadleysid!!
Maamulka Laashin
-
June 28, 2015
0
Ma taqaanid qofka aad la hadleysid!! Maqalka ciwaanka waxaa kugu soo dhacaya, weydiimo badan, ma qorahaa iska hadlayaa, ma cid kaluu la hadlayaa, waa kuma qofka aadan aqoon IQB Oraahdani waa...
SII AQRI
Qoraallo
Danjire Q4AAD: W/Q Dr. Xasanwali Sh Xuseen Cismaan DVM
Maamulka Laashin
-
June 28, 2015
0
Danjire Qaybta 4aad Sanadka kun iyo sagaal boqol iyo sagaal iyo sideetanka waxay dawladda maraykanku u keentay dawladda Soomaaliya Warqad, anigana isoo martay intaan ahaa Agaasimaha Guud ee Waaxda Siyaasadda Dawladaha...
SII AQRI
Qoraallo
Danjire:Q3AAD. W/Q Dr. Xasanwali Sh. Xuseen Cismaan DVM
Maamulka Laashin
-
June 28, 2015
0
Danjire Qaybta 3aad Waxaa markaan ciidammada maraykanka wehliyey labaatan kun oo ciidammada dalal kale oo ay gaashaanbuur yihiin, ayna ka mid yihiin Ingiriiska, Talyaaniga, Jarmanka, Kanada, Austraaliya, Belgika, huwanna magaca Qarammada...
SII AQRI
Qoraallo
XOR MIYAA TAHAY?
Maamulka Laashin
-
June 28, 2015
0
XOR MIYAA TAHAY? Dhulkaaga ayuu kuugu yimid, Maal, Deeq waxbarasho, wax walba oo baahida Aadanaha ku salaysan ayuu dhinac walba kaa soo galshay ama ku siiyay, markaas ayaad inta u...
SII AQRI
Qoraallo
Maamulka Laashin
-
June 28, 2015
0
Danjire : Qaybta 2aad Danjiradda Jarmanka ee Soomaaliya Waxaan kun sagaal boqol iyo sagaashanka la joogay madaxweyne Muxammad Siyaad Barre isagoo qaabilay danjiraha jarmanka, oo ahayd haweeney, kaddibna markay mudadeedu dhammaatay oo...
SII AQRI
Qoraallo
Danjire: Waxaa dhigay Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM
Maamulka Laashin
-
June 28, 2015
0
Danjire Qaybta 1aad Erayga “Danjire” macnihiisu waxaa weeye “Midka jira oo ku maqan oo loo dirsaday danta shacbiga dawladda dirsatay”. Sidaasay soomaalidu ninka xoolaha raaca u tiraahdaa “Xoolojir.” Maalin dhowayd ayaan waxaan (RT.com)...
SII AQRI
Curis
Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.101-105aad. W/Q Ahmed Hayow
Maamulka Laashin
-
June 28, 2015
0
Marki ay guriga yimaadeen Yaasmiin iyo Raage, waxaa soo dhacay telefoonka, waxaa ka qabatay Yaasmiin, markaa ayay Deeqa ku tiri: “ii dhiib Raage” markaa ayay Yaasmiin tiri: “Rr hoo...
SII AQRI
Curis
Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.96-100aad. W/Q Ahmed Hayow
Maamulka Laashin
-
June 28, 2015
0
Deeqa waxay furatay account ay ku shubatay 20 kun oo doolar, Bangiga ay ka furtay ayaa si fiican u soo dhaweeyay, marki ay u sheegtay inay u shaqeyso shirkadda...
SII AQRI
Curis
Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.91-95aad W/Q Ahmed Hayow
Maamulka Laashin
-
June 28, 2015
0
Kamaal ayaa soo wacay Deeqa, wuxuuna u sheegay inay shirkadi yimaadeen iyo ballanta kulanka inay tahay caawa 7da habeenimo iyo Hotel Hilton, Deeqa ayaa ku tiri: “habeen sooma bixi...
SII AQRI
1
...
136
137
138
...
181
Page 137 of 181
SHEEKOOYIN
ADDUUN WAA HAR LABADIISE GELIN! W-Q Abdulle Abdi Karim
August 26, 2026
Damac Dad iyo… W-Q Abdulle Abdi Karim
July 31, 2026
YAA KA DANBEEYA OLOLAHA: W-Q : Maxmud Adan Jaamuus
July 30, 2026
Hooyadu waa lama huraan W-Q Abdulle Abdi Karim
July 28, 2026
DABIN IYO DAKANO Q-4aad W-Q : Abdulle Abdi Karim
July 18, 2026
Waqtiga iyo Wacyiga Dadka, W-Q: Abdulle Abdi Karim
July 6, 2026
Cart
Your cart is empty!
Return to shop