Yaasmiin markay shaqada ka soo baxday waxay soo martay guriga Deeqa si ay Raage uga sii qaadato, markuu albaabka ka soo baxay ayay isku naxday, waxay aragtay quruxda ka...
Sidaan Uga Bixi Karnaa Dhibaatada Dhaqaale?
-----------------------------------------------------------
Si mashaqada dhaqaale iyo midda lacageed, ee ka aloosan dalka dacalladiisa kala gaddisan loo qabbiro, waxaa qasab ku ah dawladda dhexe iyo maamul gobaleedyada...
Soomaalinimadu ma isirbaa mise waa Af?
Markaad aragto ciwaanka qormada waxaad is weydiinaysaa farqiga u dhaxeeya ISIR IYO AF, waa dhab in farqi weyn u dhaxeeyo oo aad u qotodheer,...
Ninka oynaya ee muuqaalka aad u jeeddid ka muuqda waa madaxweynihii hore ee dalka Baraasiil Lula da Silva. Hooyadiis waxay ku soo korisay guri hal qol ka kooban, isaga...
Yaasmiin habeenkaas wuxuu u ahaa kii ugu xumaa ee nolosheeda soo mara, sida ay Raage uga walwashayna weligeed uga walwalin, waayoo Deeqa waxay haysataa lacag fara badan iyo shaqa...
DULMIGA GOORMAAN ISKA DAYN DOONNAA?
Dulmiga Diin lagu amaanay ma jirto, xitaa dhaqanka Aadanaha, mar walbana dhibaatooyinka. iyo musiibooyinka ku habsada Bani aadamka 90% waxaa loo tirshaa in ay ka...