Somaalida ma la haystaa mase iyadaa is haysata?!
Inta aannan xornimada qaadan, ka hor, Soomaaliya gumeysi aan qarsooneyn bay ku jirtay. Gumeysigaa ma ahayn mid la jecelaa, oo waa lala...
Waxaad halkan ka heli kartaan, tirsigii 28aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2015, ee bisha Luulyo.
Wargeyska bishan, waxaad ka heli doontaan; Qormo gaar ah, oo ku saabsan maraxaladaha dhismaha...
Subaxnimadi hore ayuu Raage soo toosay, Yaasmiina waxay soo toostay asagoo shaahi kariyay, markaa ayay kala wareegtay howshii kushiinka, markay quraacanaayeen ayuu ku yiri: "Xasan waxaa laga wakiishay gobalka...
DIYADA DAAHIR DAREEN BEY REEBTAY!
Hooyo xaliimo waxay ahayd Gabar waqtigeeda usoo baxday oo la oran karay wax badan ayay dheerayd ugana duwanayd dumarka ay bahwadaagta ahaayeen ee ay isku...
Qeybta............3aad.
Dad arkaayay xariga Hinton ayaa Malcolm u soo sheegay, wuxuuna soo aaday saldhiga booliska asagoo ay la socdaan dad yar oo ka tirsan Nation of Islam, markuu dalbaday in...