Sooyaalka Noloshii Sillooneyd. Q13AAD.
Samatar markaan waa laga wareejiyey gurigii dunsanaa, ee ay qolka ka deganaayeen, waxaana loo wareejiyey guriga Korneeyl Cirfiid, oo aan carruuri joogin, halkaasoo uu ka helay...
Jareer ha loo dhiibo
Sidii la rabay kol haddii la waayo Soomaalaay, soow in la qaato sax maahan markaa kolba tii u suubban? Caano daatayba hanbadaa la ceymiyaa! Dad hadduu...