Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
suugaan
Gabay
Gabayga Hooyo wacan W/C Najma Sheekh Cusmaan
Maamulka Laashin
-
March 15, 2016
0
Gabaygan ayaa magaciisa la yiraahdaa Hooyo wacan, gabaygan ayaa waxaa curisey gabadh da' yar oo cabireysa weynida iyo kaalinta ballaaran ee Hooyada ku leedahay Bulshada iyo hawsha ay meertada...
SII AQRI
Gabay
Gabayga: gaf Rageed W/Curisey: Hodan Sheekh Cumar
Maamulka Laashin
-
March 13, 2016
0
Gabayga: gaf Rageed Gabaygani magaciisu waa “ Gef rageed” waana gabay Garnaqsi ah, waxaan ku tilmaamayaa, God daloolooyinka iyo gulcubaha muuqda ee Ragga Soomaaliyeed, waxaan sidoo kale ku gubaabinayaa, haweenka...
SII AQRI
suugaan
Hasaawe Suugaaneed Bille iyo Barni Q2AAD W/Q Cabdi Nuur Waddani
Maamulka Laashin
-
March 4, 2016
0
Waa Q2aad shiribkii taxana ahaa ee bille iyo barni, qaybtii hore waxay noo joogtay bille iyo barni oo wada sheekeysi ka dib ballamay caawa waa iyagoo isu yimid, sheekadina...
SII AQRI
Shirib
Dood Shirib ah oo dhex martey Laashin Ibraahin iyo Afhayeenka Alshabaab
Maamulka Laashin
-
March 2, 2016
0
Waxaa caawa jilibka isu laabay, Laashin Ibraahin Cali iyo Afhayeenka Kooxda Alshabaab, doodan iyo garnaqsigan oo qaab Suugaaneed godka Shiribka ku baxaya, ayaa laysku weydaarsadey qaabka loo kala aragti...
SII AQRI
Shirib
Shirib dood ah maxaa kala qabsaday Laashin Ibraahin iyo Xildhibaankii dowladda?
Maamulka Laashin
-
February 25, 2016
0
Waa shirib dood ah oo dhax maraya Laashin Ibraahim Cali iyo nin xildhibaan ah oo ay Ibraahiim saaxiib ahaayeen balse hadduu xildhibaan naqday ka goostay, laashinka ayaa weydiinaya weydiimo...
SII AQRI
Shirib
Shiribka Toddobaadka:Maxaa kala qabsaday Laashin Cabdi Nuur iyo Caasimadda Xamar.
Maamulka Laashin
-
February 19, 2016
0
Shiribka Toddobaadka:Maxaa kala qabsaday Laashin Cabdi Nuur iyo Caasimadda Xamar. Laashin Cabdinuur oo isaga iyo Laashimada kale toddobaad walba inoo soo bandhigaan, guuxa bulshada iyo dareenka dadweynaha oo qaab suugaaneed...
SII AQRI
Maanso
Maansadi Murug reeb iyo Dhacdey ku timid Curiye: Cabdi qaadir Weheliye
Maamulka Laashin
-
February 19, 2016
0
Habeen habeennada ka mid ah, ayeey ila soo hadashay gabar waxeey igu tiri walaaloow waan dhibanahay jacaylkeygi ayaa iga xiran iimana dhowa , waqtigaas jaanis ma heynin, waxaan ku...
SII AQRI
Shirib
Shukaansi Shirib, Bille iyo Barni Q1AAD W/Q Cabdi Nuur Waddani
Maamulka Laashin
-
February 15, 2016
0
Hasaawe Suugaaneed, Bille iyo Barni, W/Q Cabdi Nuur Waddani Waa haasaawe suugaaneed u baxaya habdhaca Shiribka, waxaa is weydaarsanaya wiil iyo gabadh, ku kulmay meel ka dibna, haasaawe iyo ilaaqtan...
SII AQRI
Shirib
Shiribka Toddobaadka Magaalada Marka iyo Laashin Cabdi Nuur maxaa kala haysta?
Maamulka Laashin
-
February 10, 2016
0
Shiribka Toddobaadka Magaalada Marka iyo Laashin Cabdi Nuur maxaa kala haysta? Waxaa halkan wada hadal iyo sheeko suugaaneed ku socota Shirib ahaani dhex martey Laashin Cabdi Nuur oo ah, Laashin...
SII AQRI
Maanso
Maansada : U Adeeg dadweynaha Curiye: Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Maamulka Laashin
-
February 1, 2016
0
Maansada : U Adeeg dadweynaha. Maansadan magaceeda waxaa la yidhaahdaa “ U adeeg dadweynaha” waxaan curiyey 21 January 2016. Maansadan ayaa ah gu'gan cusub maansadii ugu horreysay aan curiyo, waana...
SII AQRI
1
...
26
27
28
...
43
Page 27 of 43
SHEEKOOYIN
ADDUUN WAA HAR LABADIISE GELIN! W-Q Abdulle Abdi Karim
August 26, 2026
Damac Dad iyo… W-Q Abdulle Abdi Karim
July 31, 2026
YAA KA DANBEEYA OLOLAHA: W-Q : Maxmud Adan Jaamuus
July 30, 2026
Hooyadu waa lama huraan W-Q Abdulle Abdi Karim
July 28, 2026
DABIN IYO DAKANO Q-4aad W-Q : Abdulle Abdi Karim
July 18, 2026
Waqtiga iyo Wacyiga Dadka, W-Q: Abdulle Abdi Karim
July 6, 2026
Cart
Your cart is empty!
Return to shop