Sheeko

Albaabkii Jinniga Q3AAD W/Q Cabdullaahi Muuse Yamyam

Albaabkii Jinniga Q3AAD Bar-baarta laga baqo waxay bilaabeen inay raad-raacaan wiilkii yaraa ee Raage ahaa, Raage markii uu kaynta galayba waxa uu fuulay geedwaynoo barde ah. "Bar-baarta laga baqo" waxay isu...

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal W/Q: Abdiwahaab Abdulqadir Mahamud (Carab)

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal. HORDHAC Waa sheeko jaceyl oo dhaba, sheekadan ayaa ah mid u soo gudbinaysa aqristaha inuu oggaado kana barto dhibaatada iyo dhiillada uu leeyahay Jacaylka guuldareysta ama...

Beriba mid kalaan guursan!!!! (Sheeko Gaaban) WQ: Amina Abdillah

Beriba mid kalaan guursan!!!! Isaga oo Doobnimo ku waynaaday, Da'diisuna ay cagagaynayso kontomeeyo, horena Xillo loogala quustay ayuun buu mar keliya calafkiisii soo baxay oo waxa uu guursaday Gabadh ay...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                  “GODOB IYO GARAAW”                                                    (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybtii 12aad   Qof walba qorshihiisa ayuu wataa, cabbaas iyo c/casiisba, isku dan iyo kala danba waa ahaayeen, hindana geeskeeda ayey howsha uga jirtay,...

HAYB SOOCII LAKI Q1AAD W/Q: Cabdufitaax Maxamuud Cabdi(Dhegobaaf)

Magacaygu waa LAKI,waxaan ku dhashay burburkii dalka ka dib magaalada boosaaso, waxaan ku soo barbaaray isla magaalada boosaaso ee bariga soomaaliya waxa aannu ahayn qoys ka kooban Aabbe, Hooyo...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                “GODOB IYO GARAAW”                                                    (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybtii 11aad Hubaal in wax badan oo inaga qarsoon ay ku qurux badan yihiin in ay inaga qarsoonaadaan, maxaa yeelay wax badan oo...

Albaabkii Jinniga Q2AAD W/Q Cabdullaahi Muuse Yamyam

Albaabkii Jinniga Q2AAD Wayrax iyo Colaad mid walba. waa laba oday oo kala hoggaamiya labo qabiil oo aad u tiro tayo badan. Boqolaal sanna isa soo dagaalayay. mid walba wuxuu...

Habboon ma Jinbaa? Q2AAD W/Q: Cabdiraxmaan Maxamed Axmed(Warmooge)

Habboon ma Jinbaa?Q2AAD  Albaabka shabbaga ah, ee geedka Xayaabka ahi isku marmaray ayaan laba farood ku riixay, horenna waan u galnay, halkaa kolkaan dhaafay, ee kaabbada afarta lakab ah, ee...

Albaabkii Jinniga Q1AAD W/Q Cabdullaahi Muuse Yamyam

ALBAABKII JINNIGA Q1AAD waxay ahayd abbaare saqdii dhexe markii uu qoyska reer Geedi uu ku soo biiray wiil yar oo loo bixiyay Raage, qoyska reer Geedi waxay ka koobnaayeen sagaal carruura, Hooyadood,...

Sheeko gaaba: Kabo Qaate W/Q: C/fitaax Maxamuud Dhegobaaf

kaba qaade. Waxay ahayd  goor  cilcilow ah, Cirku waa madoowyahay waa xiligii Salaadda Subax adinkii hore wuu dhacay  markaasuu wadaadku. aqiimkii isu taagay,  iftiinbaa soo socda kaaha waaberi, welise qoraxdu...

SHEEKOOYIN