Sheeko

Hawl adduun iyo hadimo kalgacal Q5AAD W/Q :Cabdiwahaab Cabdulqadir Maxamud (Carab)

Hawl adduun iyo hadimo kalgacal Q5AAD   Subaxdii xigatey Cali wuxuu soo aaday guriga Caasha, oo uu la balansanaa, markiiba waxay isu raaceen Caasha, oo ay wada aadeen dhinaca suuqa oo...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                “GODOB IYO GARAAW”                                                    (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybtii 17aad   wuxuu guda galay C/casiis sheekadii dheerayd ee uu doonayay in uu la wadaago hinda, wuxuu uga cudur daartay marka hore in...

Dhambaalkii Hawadu siday! W/Q: Cabdiraxmaan Warmooge

Dhambaalkii Hawadu siday! Waan ku salaamay qaali: Waa galab, goor ay cadceedu kulayl dhakada ku dhalaalinayso. Waa salaad casar ka dib, waxaan kodoloobaa gurigayaga hortiisa. Dabaylaha xiliyada jiilaashinka iyo hoohad marba...

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal Q4AAD W/Q :Cabdiwahaab Cabdulqadir Maxamud (Carab)

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal Q4AAD. Galabtaas Cali waxa uu soo noqday isagoo faro madhan oo soo gaarin u jeedadii uu laha sababtoo ah awood uu ku sheegto muu lahayn,...

HORTA AYADA QUR’AAN SAARA! W/Q: Cabdifitaax Maxamed Xaambe

HORTA AYADA QUR'AAN SAARA Haweeyo waxay ku dhalatay dhulka hodan-ka ku ah, hawada macaan, Badda, Beeraha iyo xoolaha noolna ee kala duwan leh ee “SOOMAAALIYA” inkastoo halka Eebbe ku abuurey...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                “GODOB IYO GARAAW”                                                    (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybtii 16aad   Nasiib wanaag waxaa u suura gashay in ay ka mid noqdaan xujayda sanadkaa ka xajinaysay Soomaaliya, hinda ma aysan malaysanayn in...

Xus, Xusuus ma reebo. (sheeko gaaban). Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Xus Xusuus ma reebo. (shkeego gaaban) Waxay ku noolayd Nolol wanaagsan, ninka qaba wuxuu ahaa Nin  dhalin yara ah oo shaqa badan, xarago badan, naxariis badan, muhashada jacaylka xaaskiisa ay...

Barbar-weyne Q1AAD W/Q: Hared S. Addawe

Waa Sheeko si Taxane ah loo Qoray oo Sarbeeb ah ----------- Qayb 1aad: Barbar-weyne--------------   Barbar-weyne oo ah nin xaafad magaalo ka tuugaysta, kaasoo shacabku mar ka cararaan marna u cararaan, ayaa...

SHEEKOOYIN