Sheeko

Aabbihii Gabadhiisa Garan waayey! W/Q Faarax Bashiir Sheekh Axmed

QISO: AFAR SANO ISMAY ARAG AABBAHEED HADANA WAY WADA JOOGAN “maxaa jira tallow ay isku arki waayeen, malaha midkood baan indhaha aan waxba ka arkin, amaba labaduba way indho la’ayihiin,...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                  “GODOB IYO GARAAW”                                                    (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybtii 15aad   Wuxuu kaloo ku hamminayay Guriga uu kharribay in uu isagu dib u dhisto waa Hinda iyo mustaqbalkeedee, balse, wuxuu doortay in...

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal Q3AAD W/Q: Cabdiwahaab Cabdulqaadir Maxamuud (Carab)

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal Q3AAD. Caasha: Waa sax Cali, aniguba maanka waan kuugu hayaa aadna waan kuugu xiisay aboowe. Wuxuu Cali waydiiyey inay kulmaan oo uu Cali jecelyahay inuu...

Tolow Yaa Furay ?? Q1AAD W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

Tolow Yaa Furay anigu ?? W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)  Waa sheeko  ka turjumaysa dhacdo xaqiiqo ah Qaybtii 1aad: Waa fiidnimo jimco ah meeshuna waa mid ka mid ah goobaha lagu...

Habboon ma Jinbaa? Q3AAD W/Q: Cabdiraxmaan Maxamed Axmed(Warmooge)

Habboon ma Jinbaa? Q2AAD “Miyaad tagi lahayd?”, ayay I waydiisay, “May”, ayaan ugu jawaabay. “Iska soo fadhiiso haddaa aan xoogaa wada sheekaysanee”, waxay sii raacisay, “Saw ma wada sheekaysan karno?”...

Warqaddii macsalaamaynta WQ: Ramla Gobdoon

Warqaddii macsalaamaynta Iyada oo ku soo daashay hagaajinta boorsooyinkeeda safarka ayay qolka iigu soo gashay. Sariir aan ku jiifay, ayay dhinac kaga fariisatay ka dibna billowday dardaaran. Kolkii ay wax...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                  “GODOB IYO GARAAW”                                                    (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybtii 14aad   Hinda in ay tahay qof howl kar ah oo shaqa badan waxaa usii dheeraa in ay ahayd qof daacadnima badan oo...

WAALIDKII HUNGOOBAY ( SHEEKO DHAB AH) W/Q Deeqo Shire (SONNA)

WAALIDKII HUNGOOBAY ( SHEEKO DHAB AH) Waxay ahayd maalin Isniin ah Waxaan joognay goobta shaqada xili aan ku guda jirnay waqtiga qadada ayuu sheeko ii bilaabay isaga oo i weydiinayay...

Illintii macaanayd! W/Q Farax Sakhaawe

Illintii macaanayd! Waa galab jimco ah. Jawiga wuxa uu ahaa saansaan roobaad, laakiin ma da´aynin roob sidaa u sii weyn. Waxaa dhacaysay leyr aad u macaan oo saxan saxo udgoon...

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal W/Q: Abdiwahaab Abdulqadir Mahamud (Carab)

  Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal Q2AAD. Cali wuu yaaban yahay inuu riyo ku jiro iyo in kale ayuu kala saari la'yahay waayoo wuxuu arkayaa dad wada faraxsan, cunto fudud iyo...

SHEEKOOYIN