Sheeko

HABEENKII KUNKA HABEEN Q4AAD W/Q: Xasan Yuusuf “Leego”

HABEENKII KUNKA HABEEN Q4AAD   Aasiya waxaa aad ugu dhow xilligii wax kastaa u caddaan lahaayeen. Waxay goordhow xaqiiqsan doontaa wiilkan fadhigii u diiday, in Axmedkeedii yahay iyo in uu yahay...

Jannadii la waayey. W/Q: Cabdisamed Shire

Furihii Jannadda ayaa laabta iigu xidhanShandadaha dhabarka lagu qaato ayaa gacantiisa midig ka laalaadda, in ay gacanta kaga xidhan tahay iyo in uu isagu si qaab daran u hayo...

HABEENKII KUNKA HABEEN Q3AAD W/Q: Xasan Yuusuf “Leego”

HABEENKII KUNKA HABEEN Q3AAD   Waxaa uu subixii xigay ka dhoofay garoonka Aadan Cadde, ee magaalada Muqdisho. Axmed iyo Aasiya waxaa ay is ka macasalaameeyeen taleefoon. Aasiya ayaa aad ugu duceysay...

Wiilkii Riyada Q1AAD W/Q: Samiira Ibraahin Cali.

Wiilkii Riyada! Q1AAD ----------------- Nasra waa gabadh ku dhalatay kuna barbaartay caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Waxbarashadeedii ilaa dugsiga sare waxey ku soo qaadatay isla magaalada Muqdisho. Nasra waa qof aad...

Anigoo Roon bay i Rogtey Q2AAD. W/Q Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Anigoo Roon bay i Rogtey Q2AAD. Waxay ugu warceliyeen: Haa walaal waxaannu nahay Soomaali ee maxaan kaa caawinaa? Markaasuu u xog warramay, una sheegay dhibka iyo kadeedka haysta, lays kulama...

Riyadii Rumowday! Q2AAD W/Q:Maryan Ibraahin Cali

Riyadii Rumowday! ( Qeybta 2aad) -------------------------------------------- Aniga oo jecleyn in uu iga tago ayaan is macasalaameynay, isaga xitaa wuu bixi waayey, oo labadeenaba wax baad moodaa meesha aan taaganahay inay nagu...

Waqtigeeni wacnaa inagaa walaacinay Q2AAD. W/Q:Maxamed Cabdiqaadir Socdaal

Waqtigeeni wacnaa inagaa walaacinay Waan soo tagay anoo maankeygu ku soo dhacayaan erayo badan oo ay laabtu jeclayd inaan ku iraahdo balse afku diidanaa qiritaankood.Uma sheegi karin inaan ka helay,...

Dheemmantii la dhibay! W/Q: Fadli Bashiir Diiriye

Dheemmantii la dhibay! Badi muslimiinta ku dhaqan magaalada Boosaaso  ee xarunta gobolka Barri,waxa ay soo tukadeen salaaaddii casar.Anigu wax aan dib ugu laabtay gurigaygii ;si aan mar kale isugu diyaariyo...

BALLANTEENNU WAA RIYADA Q1AAD W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid ( Samadoon)

BALLANTEENNU WAA RIYADA   Ammintu waa galab, cadceedu liiqa la sii gelayso godkeeda. Muuqaalka quruxda badan ee ka dhashay dhicitaanka qorraxda ayay indhuhu macaansayaan. “Alla miyey sidaas oo kale maalinta dhammaanteed...

SHEEKOOYIN