Deriskii Silloonaa Q-2aad
Xaamuud markii uu walaalkii Jeyte u cowday, una Dan sheegtay, ayaa Jeyte waxa uu is a u shèegay in ay jirto hawl uu maagan yahay oo inuu...
Nin weliba geedkuu beertu midhihiisa gurtaa!
Guuleed si maalinle ah, buu aroornimada hore ugu kallahaa Suuqa asagoo ka soo iibsada qudaarta noocyadeeda kala duwan.
Toddobada aroornimo gaari gacankiisa ayuu ku saara...
Sheeko Gaaban
Dardaaran Waayeel
Wiil yar ayaa awoowgiis ku yiri: Awoowe i bar sirta nolosha iyo sida guusha loo gaaro.
Odaygii in door ah ayuu aamusnaa, waxa uu ku yiri: Hagaag waxaad...
CAWRALA IYO CALI-MAAX
"Cali-maax sidii johoraddii, yaanan kuu jamane
Jannadii sidaa tahayna yaan, jawda kugu hayne
Dabadeedna kala jiidanine, mar ila soo joogso"... -Cawrala Barre.
Sheekadaan waxaa lagu tiriyaa in ay ka mid...
BOOLI BARAKAYSAN
Q. 2AAD
W.Q. Cali M. Diini
Waa hagaag. Sheekada aan kaaga sheekayn doono waxa aan ugu magacdaray Booli Barakaysan. Waxa aan kaa doonayaa in aadan sheekada iga koobin ee keliya...