Sheeko

Silsiladaha nagu xiran! W/Q. Cabdikariin Cabdulle (Abka Xaaji Qalinwayne)

Maalin maalmaha ka mid ah baa nin socotaa arkay Maroodiyaal xarko yar yar ay ku xiran yihiin. Waxa uu aad ula fajacay Xoogga maroodiga iyo xariga ku xiran ee uu...

Ha Quusan! W/Q. Cabdikariin Cabdulle (Abka Xaaji Qalinwayne)

  Ha quusan Jaamac Iskoris, loo garan ogyahay Gaal Faqriyay , waa nin maalinkii uu lacag heysto ku fataala maalinka uu shiidka yahayna Baad ku cuna maqaayadaha taako uma taal. Afar nin...

Deriskii Silloonaa! Q.2aad W/Q. Cabdikariin Cabdulle (Abka Xaaji Qalin-weyne)

Deriskii Silloonaa Q-2aad Xaamuud markii  uu walaalkii Jeyte u cowday, una Dan sheegtay, ayaa Jeyte waxa uu is a u shèegay in ay jirto hawl uu maagan yahay oo inuu...

Gobannimo labo maaha!

Nin weliba geedkuu beertu midhihiisa gurtaa! Guuleed si maalinle ah, buu aroornimada hore ugu kallahaa Suuqa asagoo ka soo iibsada qudaarta  noocyadeeda kala duwan. Toddobada aroornimo gaari gacankiisa ayuu ku saara...

LA HEL LA WAA’ BAA KA DANBEYSA:

Wey Sixratay: Cabdi Gaab waxa uu cidla  kaga dhaqaaqay saddex carruur ah iyo Hooyadood. Cidna dan uma gelin maqnaanshihiisa waxaase wiish dhiillo ku yeeray, curadda Cabdi Gaab oo 8 jir ah...

Talo Waayeel

Sheeko Gaaban Dardaaran Waayeel Wiil yar ayaa awoowgiis ku yiri: Awoowe i bar sirta nolosha iyo sida guusha loo gaaro. Odaygii in door ah ayuu aamusnaa, waxa uu ku yiri: Hagaag waxaad...

AARSI | W.Q. Cabdinaasir-Xiddig

AARSI Guri jiingad ah oo aad ugu dhow gurigeenna ayuu deggan yahay, inkasta oo qoyskiisa intiisa badan aan is naqaano, gaar ahaa gabdhaha la dhashay oo qolkayga TVga ku...

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan                                         Iyadoo indhaha ku haysa ayay Qamar eegaysaa carruur iskuul u socda oo buugag iyo boorsooyin wata. Waxay qalbigeeda ka leedahay rajo ah in maalin maalmaha ka...

BOOLI BARAKAYSAN Q.3AAD

BOOLI BARAKAYSAN                    Sheeko                     Q. 3AAD waxaa qoray Cali M. Diini Maxaan sameeyay? Maxaan se...

CAWRALA IYO CALI-MAAX

CAWRALA IYO CALI-MAAX   "Cali-maax sidii johoraddii, yaanan kuu jamane Jannadii sidaa tahayna yaan, jawda kugu hayne Dabadeedna kala jiidanine, mar ila soo joogso"... -Cawrala Barre. Sheekadaan waxaa lagu tiriyaa in ay ka mid...

SHEEKOOYIN