Sheeko

Gaso Ganuun Gasiin (Q19aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun Gasiin (Q19aad) Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Jabaq aabihiis ayaa u ekaa qof wax gocday. Foolkow kaduuday, indhahana isu soo dhoweeyay. Waxaad u qabtey in ow wax nishaabaayo. Afka...

Waa dilanahay W/Q: Ibraahim Cusmaan Afrax(Nolosha)

  Waa dilanahay. Kaddib sheeko waayo-waayo ah, kaftan iyo kululeysi iyo jawi farxad leh oo aynu isla qaadannay aniga iyo saaxiibbadeey, waxa la gaaray xilli dambe. Waanu is macsalaameynay, anna waan...

JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!! W/Q: Ahmed Ali Hyder

JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!! Waxaan aha mid usoo baxay waqtiga dhalinyaranimadiisa, waxan lahaa Hammi badan iyo Riyo, waxan laha Rajo badan, Intaas oo dhan waxay aheeyd riyo aan ku riyoonayey ka hor...

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q16AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

  Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q16AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi) Maryan iyo Cali kulankoodi labaad,wuxuu sii kordhiyay sheekadooda ,wuxuuna gaarsiiyay in ay si caddaana oo ka baxsan isu sarbeebid wax...

Saaxiibkaaan eersadey Q8AAD W/Q: Cismaan Qanyare

    Saaxiibkaaan eersadey Q8aadLiibaan ayaa soo galay qolkii isagoo taagan ayuu afka ka salaamay Ladan kaddibna askarigi ayaa isaga baxay oo u faq daayey.Ladan iyo Libaan waxay...

Sheeko taxane ah: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q18AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxane ah: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q18AAD  Qoyskii reer Maxaad Cali, waxaa lagu kala baryay Saddex meel, Hooyo Kutubo oo xagaa iyo Xaafaddii eebowgeed u...

Ka qoomameeyey waqtigeygii qasaaray! W/Q: Shukri Maxamuud Maxamed

Ka qoomameeyey waqtigeygii qasaaray..!!! Goor sheegtaddu waa 04:00 galabnimo salaad casir kaddib, waxa uu qorshuhu ahaa in aan magaalada aado, waxaan joogey magaalo igu cusub oo aad baan u xiisaynaaye...

Saaxiibkaan eersaday Q7AAD W/Q: Cismaan Qanyare

Saaxiibkaan eersaday Q7AAD.(sheeko dhab ah)Looyaan kursi ayuu ku kor dhacay wuuna jabay iyada uusan soo gaarin Liibaan, Nasiib wanaag Mire iyo dhawr nin oo kale oo Soomaali ah ayaa...

SAAXIIBKAAN EERSADY! Q6AAD W/Q: Cismaan Qanyare

Saaxiibkaan eersaday. Q6AAD.Liibaan in mudda ah markii uu naftiisa la sheekeysanaayay ayuu wacay Looyaan. Looyaan oo xaalkiisa ka war hayey oo intaas aan haba yaraatee wax xiriir ah la...

Sheeko taxane ah: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q17AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Horta yaa abaal gala..? Hadduu jirase yaa gudi..? Q17aad Muggaan waxa wada fadhiyo waa Laba oday oo ay hortaal mushkilado isku miliqsan, Waxa horyaal  waxa ugu horreeyo waa Xalka Qoyska,...

SHEEKOOYIN