Sheeko

SAAXIIBKAAN EERSADY! Q4AAD_Q5AAD W/Q: Cismaan Qanyare

SAAXIIBKAAN EERSADEY!. Qaybtii 4AAd-5AADMarkii uu Liibaan soo noqday ee ay isla cunteeyeen, ayay ka codsatey inuu caawa la joogo maadaama qoraxdii dhacdey xaafaddana ay ku cusub yihiin, inuu u...

Gaso Ganuun Gasiin (Q17aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun Gasiin (Q17aad) Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Ma hubo in aad ismaqasheen Baab ina Cigalle, balse aan wax yar ka dhaho kulan kooxdi la qaadatay Uurkubbaallihi maalinti la jabay habeenkeedi....

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q15AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q15AAD Maryan oo ay ka soo hareen indho wax fiirsho ,kuna howlan daawashada dibnaha Khadiijo ,doonaysana in uunan hal eray reed marin dhegeheeda iyo qalbigaadaba fikradaha...

Sheeko taxane ah: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q16AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q16AAD  Aragtiyaha Odayadu waa kaaf iyo kala dheeri, Oday Maxaad isagoo la wareersan arrinkii Kutubo ayaa haddana la huwiyay Raja...

SAAXIIBKAAN EERSADY! Q3AAD W/Q: Cismaan Qanyare

SAAXIIBKAAN EERSADY! Q3AAD (sheeko dhab ah)Waanadii koobneyd ee caqli celinta u badneyd ee Liibaan markii ay soo dhamaatey ayuu weydiiyay xaaskiisii go'aanka ay gaartay ee kama danbeysta ahaa? Luul...

Gaso Ganuun Gasiin (Q16aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

  Gaso Ganuun, Gasiin (Q16aad)  Si kastaba ha ahaatee, ma xuma in aad meelo kale war ka doonto, si aad u hesho wax udhow runta ama, haddii taas la waayo, wax...

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q14AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q14AAD Calina ,wuxuu gurigga reer Axmed Liibaan yimid iyada oo diyaar loo yahay soo dhoweyntiisa, duhurnimadi maalinti Jimcaha ,waxaan iridka uga hortegay Maryan oo sugaysay imaatinkiisa...

Xasna iyo habeenkii murugada! 1978 Q2AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

  Culusow iyo Cali waa hareero socdaan inta uu Xasan marna wareysanayo marna u caga jugleynayay Xasna oo iyada aanan magaceeda runta ah u sheegin wiilashan, inti la socday waxaa...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q15AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q15AAD Hooyo Kutubo, waa taa ka hilhilatay minankii Oday Maxaad, Canugtii la isku qabqabsadayna, waa taa ka aashay, kolkeey odayga...

Dhacdo dhaba:Saaxiibkaan eersaday!! Q2AAD!! W/Q:Cismaan Qanyare

  Dhacdo dhaba:Saaxiibkaan eersaday!! Q2AAD   Liibaan oo indhihiisu dhulka eegayaan, oo aad moodo in loo soo sheegay geerida qofkuu adduunka ugu jeclaa, werwer iyo walaahoowna u dhammaaday,...

SHEEKOOYIN