Sheeko

JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!! (SHEEKO XIISA LEH) W/Q: Ahmed Ali Hyder

JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!!Qaybtii 3aadWaxaa ii baryey waa cusub, waxaa igu soo kordhay dareen cusub, ma ihi Axmedkiishalay, waxaa noqoday Axmed wax tuhmaya, waxaan noqday Axmed baahi qaba,waxaan noqday...

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q18AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q18AADCali oo uu soo koray culays xooggan oo dhanka hooyadiis kaga yimid ,aad iyo aadna ay ugu adkaatay arrinta halka ay madaxa la gashay ayaa...

Saaxiibkaan Eersaday Q10AAD W/Q: Cismaan Qanyare

                             Saaxiibkaan Eersaday Q10AADLadan waxay u gudbisay qareenkii arrinkii Isbitaalka, aad ayuuna usoo dhaweeyey isaga oo weliba ku bogaadiyey sida wanaagsan ee ay hawshaas ugu kuurgashay, wuxuu yiri ‘’...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q20AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q20AADMarkii la tukaday Salaaddii Maqrib waxaa mawlacii iska soo raacay dhawr oday ay ku jiraan Xaaji Hilowle, Maxaad Cali iyo Cali...

Gaso Ganuun Gasiin (Q20aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

 Gaso Ganuun Gasiin (Q20aad) Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Waxaad arkeysay rag tuuran oo wada eryanaaya dooro dhankakaxday. Gees gees iyo si aan la garan waa tii dooradi u oroday. Waa tii haddana...

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q17AAD W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q17AAD Cali iyo Maryan kalgacaylki ay isu hayeen in uu sii kordha maahine marnana hoos uma dhicin mana yaraan,waxaana gurrigoodi maalmahi u horeeyay ka muuqanayay sidi...

JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!! (SHEEKO XIISA LEH) W/Q: Ahmed Ali Hyder

JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!!Qaybtii 2aadSubaxaas imtaxaankii loogu tala galay ayey ku qaadatay meesha, intii aysan imtaxaankagalina waan ku caawiyey wixii aan ku caawin karay, waxay magaceeda iigu sheegtayZaynab, anigana...

SAAXIIBKAAN EERSADEY Q9AAD W/Q: Cusmaan Qanyare

SAAXIIBKAAN EERSADEY Q9AADLooyaan ayaa yiri: “Markay billowdey inay ku caydo oo ku aflagaadeyso ayaa telefoonka ku damiyey, telefoonkeediina waaba tirtirey” Isagoo difaac ka sii gelaya in la weydiiyo arrimahaas...

Sheeko taxane ah:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q19AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q19AAD.Maxaad Cali, waa kaa isagoo meel la saraa dhiig laheyn ka soo baxay Saldhiggii,Xaalku waa kaa kolba marka xigtaa ku sii...

SAALAX ASHKIR IYO XAALKIISA (SHEEKO GABAN). W/Q Mohamed Musa Sh Noor

SAALAX ASHKIR IYO XAALKIISA (SHEEKO GABAN)Waxaan ku wada tukanaa Masjidka, dhowr jeer ayaan isku saf ku tukanay, salaadda subax xitaa dhowr jeer waan isku aragnay, wax eraya ah isma...

SHEEKOOYIN