Sheeko

MASHAQO IYO MASKIIN MAXAA KALA HAYSTA? (Sheeko gaaban) Qaybta 1aad

                MASHAQO IYO MASKIIN MAXAA KALA HAYSTA?                                       (Sheeko gaaban)Qaybta 1aadIimaan wuxuu ahaa mid waligiis dagaal kula jiray Faqri oo marba dhinac ay dabeesha damaca wadata ula liici jirtay,...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q10AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

 Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q10AAD Waxaa  kor u kacay si aan la malayn karin dhaqaalaha soo galo Maqaayada, shirkadda Abu-Cali iyo Daahirna waxay fooda la gashay bishi lixaad ,intaa keddib...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q51AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q51AAD Mudanayaal, Innagoo fiiriheyno shuruucda dalka u degsan, iyo ilaalinta xaqa nafsadda muwaadinka, iyo xuquuqda guud ee muwaadinka sida ku cad...

MARKA AAN RABO AYAAN HOOYO NOQONAYAA Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

MARKA AAN RABO AYAAN HOOYO NOQONAYAA!                                        (sheeko gaaban)Waayadan waxaa i saarnaa cadaadis badan oo dhanka bulshadayda iiga imaanayay, kuwaas oo marba darajo gaarayay, runtii dadku mararka qaar ma ahan...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q50AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q50AAD Waxaa la joogaa Maxkamadda ku taal degmada Raqay weyne,maxkamadda dadku waxeey u imaanaanayaan teelteel, waxaa lagu fadhiyaa kuraasta dhex taal...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q9AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q9AAD Daahir wuxuu magaalada Riyaad yimid  fasaxi oo aanan weli ka dhammaan. Daahir arrintan uu Qaahira kala yimid uma sheegin asxaabti ay Riyaadh isku barteen iyo...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q49AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

 Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q49AADDooddii waxaa ka haray oo isaga tegey Afdahab, waxuuna isku dhaafay Qodax iyo hooyadii.Hooyo Khadro oo warkeeda sii wadato ayaa...

Labiskaan iyo afkaan maba is lahan abaayo!!. (Sheeko gaaban)

                              Labiskaan iyo afkaan maba is lahan abaayo!!.(Sheeko gaaban)Waxaan u socday Masjidka waxaan u dag dagayay salaad Maqrib, indhahayga ayaa waxay si lama filaan ah ugu dhaceen laba gabdhood...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q48AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q48AADMaxaad Cali, waxuu daal iyo warwareeg badan soo maraba waa kaa mininkiisii yimid. Islaantiisuna waa taa sida fiican, kalgacalnimada leh...

Tuugsigii dadbanaa Q13AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q13AAD Waxaa halkaas nooga bilaawday farxad iyo reynreyn, gaarigeenii ayaan ku soo dhacnay ayadoo sidii boqorrada naloo soo ambobixiyay. Markii aan aniga iyo Daahir laamiga ku soo dhacnay...

SHEEKOOYIN