Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q11AAD Shariifka waa garayay in Daahir aad uga carooday hadaladiisa ,wuxuuna ku yiri"Daahir ina keen waa kaa iridka laga baxo gurigeena ,waxaansa ilaahey innooga baryayaa in...
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q52AAD Siddii lagu ballamay waxaa la isugu yimid hoolkii maxkamadda ee lagu ballamay in ay dacwaddii ka sii socoto . Waxaa...
Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q10AAD Waxaa kor u kacay si aan la malayn karin dhaqaalaha soo galo Maqaayada, shirkadda Abu-Cali iyo Daahirna waxay fooda la gashay bishi lixaad ,intaa keddib...
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q50AAD Waxaa la joogaa Maxkamadda ku taal degmada Raqay weyne,maxkamadda dadku waxeey u imaanaanayaan teelteel, waxaa lagu fadhiyaa kuraasta dhex taal...
Labiskaan iyo afkaan maba is lahan abaayo!!.(Sheeko gaaban)Waxaan u socday Masjidka waxaan u dag dagayay salaad Maqrib, indhahayga ayaa waxay si lama filaan ah ugu dhaceen laba gabdhood...