Sheeko

Kalgacaylkii Kureynimada Q4AAD W/Q:Cabdisalaam Saciid Xaaji

Kalgacaylkii Kureynimada Q4AAD Waxuu waqtigu is guraba, waxay kafursan wayday inaan mar labaad taleefan raadsado, bal si aan gabadha u wada gorfayno xaajadeena ugubkaa. Saaxiibkay Daadir timo, oo baryahaan danbe...

Haybtayda ayaa la igu nacay! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Haybtayda ayaa la igu nacay! (Sheeko gaaban) Waxaan daganaa Xaafadda Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid, magaalada waa Muqdisho, Dukaan ayaan ku lahaa isla xaafaddaas, dhalinyarana waan ahaa usoo baxay waqtigiisa markaa,....

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q8AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q8AAD  Daahir Guuleed, keddib qaadashada go'aan culus oo wax badan ka bedalayo nolashiisa iyo mustaqbalkiisa wuxuu ku taamayay in uu noqdo, wuxuu ka degay magaalada Qaahira...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q47AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q47AAD Maamma Dahabo, waa taa dib ugu soo noqotay Xaafaddii reer Maxaad Cali, kolkeey soo gashayba waxaa ku soo kala yaacay...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q46AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q46AADDadkii goobta quraan saarka joogay waxay aad uga fajaceen dhibkaan reerka ku soo noqnoqday. Waxeey is tuseen ineey tahay uun...

Bidhaanti i bi’isay! Q8AAD W/Q: Cabdiraxiin H Galayr

Bidhaanti i bi’isay! Q8AAD W/Q: Waxay baadi goobtaba  Bilan waxay soo heshay barta loogu hagaagayo Baashe,  Baashe waxaa usoo noqotey noloshiisii hore,  waxaana ka yaraadey xasuusta maalmihii qadhaadhaa ee werwerka...

Kalgacaylkii Kureynimada Q3AAD W/Q:Cabdisalaam Saciid Xaaji

Kalgacaylkii Kureynimada Q3AAD Gurigii ayaan imid anoo isku haysta nin guulaystay, caqabada ugu horreyso waxay iga haysatay nuuca taleefanka gabadha, oo shirkada guriga nuugu jirta midaan ahayn baa iyada ugu...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q7AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q7AAD Daahir sidi uu Muraad faray ayuu yeelay ,Muraadna wuxuu ugu yimid Suuqa khudaarta ee Cuteeqo hortiisa  oo ahayd halki uu Daahir mar labaad ka soo...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q45AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q45AAD Guriga Reer Maxaad Cali, waxaa ku qabsoomay quraan saarkii reerka, qaas oo ahaa qadmo kaamila 114ka oo la akhriyay iyo...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:46AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

        Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:46AAD Mar labaad ayaa la ismacasalaameeyay. Oday Falliir ayaa qolkiisi u hoyday.  Raggi kalena guryahoodi ayay kala aadeen.Salaaddii ceshaha ka dib, muddo...

SHEEKOOYIN