Sheeko

DIGNIIN IYO DARDAARAN BY: YAXYE CAAMIR

  Run Miyaa? Ma ogi. No.191   Jacfar yare ayaa yiri: Hal Geed waxaa laga sameyn karaa 1000 Xabo oo Taraq ah, laakin hal Xabo oo Taraq ah ayaa gubi kara 1000 Geed. Hal...

Filan waa Q40AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q40AAD Sheeko dheer kaddib, Canab waxay ka codsatay saaxiibteed Filsan, warqadii ay u dhiibtay barigii ay soo ambabaxaysay ee harjadka iyo socdaalka u diyaargarowdey inay u gayso Maxamed,...

Doob gaamuray! Q14AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q14AAD Gobaad oo noloshan baxsadka ah la daalaa dhacaysa, nafteedana ay halis ugu jirto weerarro uga imaan kara godka mugdiga ah ee ay xamaaratadu  dhex galgalanayso iyo ugaarsiga...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q37AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been Q37aad. Xasan: haddaba Axmedow inta aanan waxaan wado kuu sheegin, waxaad iga ballan qaadaa, in aadan  iga diidayn talada aan kuu daba dhigi doono, kolka...

U QAADAN WAA (Q3AAD) W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon).

U qaadan-waa!!!! (Q3aad) Qalbiggeedda daawasheeddu suuro gal noqon waa. Haa, caqli gal maaha oo Eebbeheen ayaa qofkasta kashiisa wax ku jira u qariyey, keligii baana daalacda. Ma ogi waxa iigu...

WAAYIHII WARSAME Q18AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q18AAD Muna ma aysan doonayn in ay Warsame ku dhahdo Gaboobe ka har ama tusto in aysan jeclayn, balse, maalin ayay Warsame uga sheekaysay sheeko uusan markii hore...

WAAYIHII WARSAME Q17AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q17AAD Warsame oo degdegaya ayaa qolkii taarku yaallay ka soo baxay, waxa uu mar horeba go’aansaday in uu gaari kiraysto oo aabbe soo qaado uu na keeno isbitaalka...

Filan waa Q39AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q39AAD Waan ka xumahay in xusuustii Canab maanta  aad shandadeyda ka hesho, yeelkeede waxaan filayaa in arrintaasi wax ka soo qaad lahayn, maxaa yeelay  ammin fog ayaa ka...

Doob gaamuray! Q13AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q13AAD Shilka murugada iyo naxdinta badan dhaliyay ee Gobaad darteed u dhacay, wuxuu aad u kala fogeeyay colaad aad u xunna ka dhex dhaliyay, labadii reer ee xididnimada...

WAAYIHII WARSAME Q16AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q16AAD Galabkii jimcada ayaa Cumar iyo ciidankiisi ku aruureen qolkii qur’aanka lagu dhigi jiray. Tirada kooxdu waa labaatan iyo labo kan ugu wayni toban iyo sagaal jir yahay. Cumar...

SHEEKOOYIN