GARBADUUB Q15AAD
Ammin ku dhawaad dhawr bilood kaddib ayaa waxaa kulmay Shirwac iyo Caddaawe, kaddib waxaa Caddaawe u caddaatay in la shirqooley waayo? Waxa hore loogu sheegay in uu geeriyooday...
GARBADUUB Q13AAD
Guhaad sida uusan uga war haynin qoyskiisa iyo reerkoodi noloshoodana u moogyahay ayaa dhanka kale qoyskoodu u moog yihiin noloshiisa, wax ay hadba ku soo noqnoqdaan xeradii iyo taliskii uu...
Filan waa Q43AAD
Waxay bannaanka guriga ka maqlayn mushxarad iyo alaas, il bidhiqsiyo kaddibna waxaa u soo gashay hooyaddi, waxayna ugu hambalyaysay in wiilkeedi Cabdicade oo ah da’dii ka yarayd...
GARBADUUB Q11AAD
Guhaad ayaa isaga oo raba inuu laabta u qaboojiyo wadnahana u adkeeyo ku yiri “Adeer Diriroow igana waayo aragsanid igana xog ogaalsanid, balse, ogoow in ay iman doonto...