Sheeko

GARBADUUB Q23AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q23AAD Bile dheere waxa uu isu diyaariyey inuu hawlgalkiisii u dhaqaaqo oo duulaan ku qaado, deegaamadii loogu sheegay Guhaad, markuu is diyaariyey ayaa waxaa yimid xeradii Huruuse oo isna...

GARBADUUB Q22AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q22AAD Durtadiiba Dhuxuloow waxaa  uu diyaarsaday ciidankiisi, waxa uuna u kala qaybiyey laba qaybood  maxaa suurtagal ma ahayn inay wada baxaan, oo waxaa cabsi laga qabay haddii jabhaddu ka war...

GARBADUUB Q21AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q21AAD Ciidankii raacdada ahaa waxa ay la xidhiidheen Bile Dheere, waxa ayna u sheegeen oo ku wargeliyeen inay qabteen qaarna dileen raggii baxsaday, balse ay Afar ka mid...

GARBADUUB Q20AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q20AAD Ciidankii uu soo diray Caddaawe markay meel ka dheer meeshii ay kala baxsadeen geeyeen ayay yidhaahdeen, intaas ka badan idin ma wadi karno ee  dhinaca buuralayda ahna aada,...

Baxsadkii haasaawaha W/Q: Cabdiraafic Yasac Macalin

Kulankeena hortiis hal maalin ayay i soo wacday waxay ii sheegtay in aan barri ugu marti ahay meel hebla.Waxay ahayd meel qurux badan aadna ugu fiican kaliyaysiga umaan baran...

GARBADUUB Q19AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q19AAD Guhaad qoyskoodu waxaa ku dhacay kala irdhoow, labadii gabdhood waa la kala guursaday, hooyadiina hantidii yareyd ee ay yagleeshay geeridii ninkeeda kaddib, waxaa dhacay oo la wareegay dumaashigeed...

GARBADUUB Q18AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q17AAD Waxaa dhacday maalinnimo goor gadiid ah iyada oo aan la filayn in iridka ay ka soo galeen,Taliye Caddaawe iyo laba baabuut ciidan u saran yahay  yimaadeen iridka kaddibna...

GARBADUUB Q17AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q17AAD Ugu dambeynn Caddaawe waxaa u caddaatey wuxuu in Guhaad la shirqoolay, sidoo kalena arrinkiisu uusan ahayn mid si fudud ku dhammaanaya, maxaa yeelay waxaa isu kaashaday  dad...

KULANKEENNI. WQ: CABDIRAAFIC YASAC MACALLIN

Kulankeena hortiis hal maalin ayay i soo wacday waxay ii sheegtay in aan berri ugu marti ahay meel hebla. Waxay ahayd meel qurux badan aadna ugu fiican keliyeysiga uma aan...

GARBADUUB Q16AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q16AAD Waxaa la gaadhay maalinnimadii sabtida ahayd, waxaanna  laysugu yimid xarunta  talis dhammaan taliska ciidanka xoogga ee Baarcad taliyayaasha iyo madaxdiisa oodhan, Garsoorka ciidanka ee riday casaartii iyo qabbirkii...

SHEEKOOYIN