Sheeko

GARBADUUB Q8AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

  GARBADUUB Q8AAD Guhaad dhankiisa waa qabaa boholyoowga iyo xiisaha hilowga leh ee u haya aragtida iyo la kulanka Ubax, balse cadhada ayaa ka awood badisay waxa uuna weli goconaya hadalkii...

GARBADUUB Q7AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q7AAD  Maalintii Sabtida ayaa qof weliba dhankiisa ka soo aaday Dugsiga, kaddibna Guhaad illeyn waa nin dan lehe, waa ka hor xerooday, isagoo doonaya in aysan dhicin inay kulmaan...

Filan waa Q42AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q42AAD   Mobil Nokia ah oo Faysal jeebka ugu jiray intuu soo bixiyay ayaa wuxuu yidhi: “waa tan  shaashada iisaaran ee bal si fiican u dhowr. Maxamed intuu sawirkii aad...

GARBADUUB Q6AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q6AAD  Iyadoo weli arrinkoodu dhana u dhicin, ayaa guryihii la soo gaadhay, Ubax oo markii horeba marmarsiinyo raadis ahayd, weydiinta dambena aan hayn meel ay afka u saarto, ayaa ...

Ubaxii jannada W/Q: Guryasame Cabdi Maxamed

Ubaxii jannada W/Q: Guryasame Cabdi Maxamed Waa casarliiq libdhadu godka u sii iilanayso. Goobta shaqada ayaan ka soo rawaxay. Sawaxankii shaqada iyo amarradii tira badnaa ee mudanahayga ayey maskaxdu la...

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH). Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH) Qaybtii 3aad. Wixii markaa ka dambeeyay qoyskayga xaaladdiisa ma daganayn ilaa saddex caruur ah ayaan ku dhalay muranka subaxaa bilowday. Xaaladda qoyskeyga xaalad dagan ma aysan ahayn,...

GARBADUUB Q5AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q5AAD  Iyadoo xaalku sidaa yahay wiilkiina uu ka xishooday, oo si uu ugu dayriyo aanu garanayn, ayuu ku yidhi sug, foolxumo ayay la noqotey inuu tago gabadha gurigooda oo...

GARBADUUB Q4AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q4AAD Wuxuu aad uga werweraa side noqon doontaa noloshoodu, yaa garab iyo gaashaan u ah, yaa kaalmeyn doona, maxayse xaalkoodu ku sugan yahay? Guhaad habeen oo dhan wuxuu dhex dabaashaa...

Sheeko gaaban: DOOKHIIBA KA LUMAY W/Q: Cabdisalaam Macallin Xirsi

DOOKHIIBA KA LUMAY. Waa gabar gashaanti ah oo joogta goortii  ay gabarnimada ka baxi lahayd  gurina yeelan lahayd , ma jirto xayndaab  uga gadaaman ama ka horjoogaba helida lammaane ay...

WALI WAY SUGAYSAA!!! W/ Q. Mohamed Musa Sh. Noor

Wali waa sugaysaa!!!! Waxay ku noolayd dhul doog qurxoon, sidoo kale marka ay qorraxdu dhacdo sama ka nadiif ah caad iyo ceeryaamo. Waa Inan qurxoon oo waqtigeeda la jaan qaadaysa, Qoys...

SHEEKOOYIN