Qormooyin

BANDHIGGA BUUGAAGTA MUQDISHO WQ: Bilaal Qaasim Fiqi “Aar”

BANDHIGGA BUUGAAGTA MUQDISHO Hordhac: Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho waa mid sannadle ah oo ka qabsooma Magaalada Muqdisho ee ah magaala-madaxda dalka; waxa uuna qabsoomay sannaddiisii 5aad oo xiriir ah. Sannadkan oo...

Maareynta wakhtiga WQ: Cabdisalaan M. Xersi

Suurayso in bangi (bank) xisaabtaada (accoun) kuugu shubay lacag dhan $,525600(shan boqol labaatan iyo shan kun iyo lix-boqol ) lacagtaas waxba kugu biiri maayaan, in ay wax ka dhimmaan...

BANDHIGGA GACAL IYO GAYAAN WQ:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

BANDHIGGII GACAL IYO GAYAAN MAHADCELIN Marka hore Eebbe ayaa mahad-leh nagu galladay inaan dhiganahaan Gacal iyo Gayaan si’milgo iyo maamuus leh usoo bandhigno. Intaas ka dib, xaddiis saxiix ah oo Abuu...

DIB-U-MILICSIGAYGA CARWADA BUUGGAAGTA MUQDISHO

Sanadkii hore ayay ahayd markii iigu horreysay, ee aan ka qaybgalo carwada. Weli waxaan xusuustaa sida jawigu uu ahaa iyo qaar ka mida martidii buuggaagtooda meesha ku soo bandhigay....

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 103aad                                                            1-Xaalad walba soo dhawee aga yaabee dabeesha hadda socota in aysan u roonayn caafimaadkaaga oo ay tahay mid xanuun badan, balse waa...

GARBADUUB Q31AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q31AAD Huruuse arrinku waa ku sii adkaaday markii ay si dhab ah u ogaadeen in Guhaad noolyahay, waxaa arrintan laga hubiyey oo si dhab ah loo garowsaday markii raggii  dagaalkii...

GARBADUUB Q30AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q30AAD Ciidankii firdhadka ahaa ee Guhaad hoggaaminayey kuna soo jabay Balixagar, waa ay soo nabadgaleen, kaddibna durtadiiba yaqaqo iyo in daryeel ay helaan ayaa awoodda la saaray, waxaa...

Maansada: BAHDA LAASHIN W/C:- Farax Sh. Cabdirisaaq

Maansadaan magaceeda waxa la yiraahdaa BAHDA LAASHIN. W/C: Farax Sh. Cabdirisaaq, waa maanso ka hadleysa waxtarka iyo milgaha bahda LAASHIN. Bahda Laashin waa bah u taagan haqab-tiridda iyo hagaajinta...

Midkeen daacad u nahay WQ:- Cali Cabdiraxmaan Maxamuud (Cali Ugaas)

Midkeen daacad u nahay (Qaranka, Qabiilka, mise Diinta). Soomaalidu waa isir da’ weyn oo leh sooyaal xaddaarad, dhaqan, diin iyo deegaan u gaar ah. Waa ummad soo-yaalkeedu aad u fog-yahay...

SHEEKOOYIN