GARBADUUB Q34AAD
Huruuse wuxuu go' aansaday in haddii Ubax ogaato nolosha Guhaad uu awood u adeegsado haddii ay diido in ay dhankiisa soo marto magaalada xoog uga kaxeeyo, Madalweyn oo...
Hannaanka xisbiyada badan
inta badan dawaladdaha xilligaan jira waxa ay u badan yihiin kuwa ku dhaqma, hannaanka xisbiyada,badan, inkastoo ku kala duwan yihiin heerarkiisa,marka laga reebo dawladdaha la isku yiraahdo:(Anglo-Saxons),...
GARBADUUB Q33AAD
Habeenkii guure ayay kaga baxeen magaalada Guhaad iyo ciidankiisi, balse waxa ay ku baxeen qaab aan ciddina dareemi karin oo qarsoodi ah, horena u diyaarsadeen. Waxa ay iska...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 105aad
1-Shantan
qof noloshaada ka fogee.
1-Qof u arka musiibadiisa imtixaan wax lagu barayo taadana u
arka cuquba aad gashay.
2- qof...