Qormooyin

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                       XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 114aad                                                  1-Dumar iskuma roona!!! Iyaga oo og in ay dhibtoonayso lana dhibtoonayso masayr daran ayey inta usoo galaan waliba gurigeeda ugu...

Caloolyoow W/Q:- Abdishakuur Jama

Waa subax barqo ah, wuxuu kasoo shaqo tagay guriggii uu ka degganaa xaafadda Salaama, waa dhalin-yaro dhinac walba ka dhisan,dhiifoonaanta iyo dhugta waa waxa ay ku jeclaatey Sureer oo...

FIQI TOLKIIS KAMA JANNO TAGO! W/Q:- Xuseen M. Cabdulle ”Wadaad”

Fiqi tolkiisa kama janno tago! Ummaduhu, waa inay leeyihiin xeerar dhaqameed aan qorneyn oo dadka kala celiya, kuwaas oo ah kuwa la isla yaqaan, una diidaayo in qofku...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                       Qaybtii 113aad                                           1-Saldhiga go’aankaaga. Go'aankaaga saldhig ha uga dhigin talada dad aysan saamayn ku yeelanayn natiijada go'aankaaga ka dhalata. Mar walba oo natiijada kaligaa aad wajahayso taladeeda si fiican ugu dhug yeelo. Mmusa                                                   2-Awoodaada. Awooddaada ma garan...

Gorfeynta Dhiganaha Keymadoow W/Q: Cabdixafiid M. Xersi(wasiirka)

Keymadoow erey ahaan waa Af soomaali waxa ayna dulucdiisu noqonaysaa marka la qeexo, qof ayaan darran oo raad kulul, had iyo jeerna meel walba uu tago ama wixii uu la...

Hannaanka halka xisbi W/Q: Shaafici Macalin Axmed

Hannaanka halka xisbi Hannaanka halka xisbi:Waa in uu dalka taladiisa uu gacanta ku haayo hal xisbi, aanan oggalayn, xisbiyo kale, oo ka aragti duwan kana soo horjeeda ah in talada...

Shakhsiyadda sanadka (Prof.Cali Jimcaale Axmed)

Prof.Cali Jimcaale Axmed, Waa aqoon yahan wax ka dhiga Queens College ee Jaamacadda Magaalada New York ee dalka Maraykanka. Waxuu dhigaa maaddada isbarbardhigga suugaanta dunida (Comparative Literature); waxa uuna...

Falanqeynta Dhiganaha Noloshii Sillooneyd

Falanqeynta Dhiganaha Noloshii Sillooneyd Waxaan akhriyay  ammin fiicana geliyay buug  aan akhrintiisa u  hammuun qabay, aadna aan raadin jiray  Ayaan wanaagse  isoo gaaray! durbadii aan gacanta ku dhigayba akhrintiisa  ayaan horey ka galay ma madlan dibna...

YAREYNTA MASIIBOOYINKA | W.Q: IBRAAHIN-NOLOSHA

YAREYNTA MASIIBOOYINKA BADBAADIN IYO BARAARUJIN Qormadan waxa aan rabaa in aan si kooban uga hadlo masiibooyinka dabiiciga ah iyo sida loo maareeyo ee loo yareeyo waxyeellada ka dhalaneysa, looguna diyaargaroobo....

GORFEYNTA ABABINTA TOOSAN WQ. Caliqeyr M. Nuur

ABABINTA TOOSAN “Ababinta Toosan” waa dhigane si cilmiyeysan oo qoto-dheer uga hadlaya barbaarinta ilmaha. Bishii Agoosto 2019 ayaa lagu daabacay magaalada Stocholm. Aw Cabdiqani Xasan oo ah qoraha buugga...

SHEEKOOYIN