Qormooyin

LAFAGURKA BUUGGA GASO, GANUUN IYO GASIIN WQ. Cabdullaahi Sh. Cabdi Aadan {Gacanka}

LAFAGURKA BUUGGA GASO, GANUUN IYO GASIIN Marka hore waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin hawada uga marinayaa Baresare, Cali Jimcaale Axmed; oo ah qoraha taabbageliyey dhiganahan aan soo xusey magaciisa oo...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                       XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 111aad                                      1- Riyadu waxay noqotaa hadaf. Riyadu waxay noqotaa hadaf la gaari karo marka ficil la raacsho, balse hadafku qorshe...

Iftiiminta WAAYIHII WARSAME W/D: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

WAAYIHII WARSAME Dhiganahaan WAAYIHII WARSAME waa qiso dhilan oo haddana dhigan, sidoo kalena dhab iyo dhalanteed-ba xambaarsan, lagana dheehan karo, sooyaallo kala duwan oo ku saabsan nolosha bulshadeenna soomaaliyeed. Waa...

MILICSIGEYGII MUQDISHO W/Q: Cabdixafiid Maxamed Xersi “Wasiirka”

MILICSIGEYGII MUQDISHO Waxa ay ii ahayd xilli gabbal dhac ah, waxa aan joogay halkii aan ku noolaa… Waxa sheeko qaraaxo leh innoo socotay wideygay, sheeko dheer ka dib,...

Guryo-noqoshadaydii

   Guryo-noqoshadaydii Waxaa jira dareen igu riixaya in aan sheekeeyo, se waxaan garan la'ahay sida ugu fudud ee aan ku soo koobi karo dhacdooyinkii i soo maray safarkaygii xagaaga ee sannadkan....

GORFEYNTA GACAL IYO GAYAAN WQ:- Garaad Nuur Xuseen Maxamuud

GORFEYNTA GACAL IYO GAYAAN Waa buuggii Gacal Iyo Gayaan. Buuggaan waxaa qoray, Xasan Cabdulle Calasow Shiribmaal, run ahaantii waa buug aan aad ula yaabay xaqiiqdii, haddii aanan buuggaan xog ka...

NIN SABOOL AH IYO NIN HODAN AH

NIN SABOOL AH IYO NIN HODAN AH Qabow aad u daran ayaa jira, waana xilli habeen ah. Nin hantiile ah ayaa la kulmay nin oday ah oo sabool ah,...

GARBADUUB Q37AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q37AAD Dagaalkii u dhaxeeyey dowladda iyo xooggaga ka soo horjeeda waa laba jibbaarmay, dowladduna waxa ay qaaday weerar iyo guluf intay awoodey, waxaa laysugu soo galay magaalooyinkii waaweynaa, Jabhaddiina...

SHEEKOOYIN