Qormooyin

Lafahaba midaan la jebinaa jirto! WQ. Xuseen M. Cabdulle ”Wadaad”

Lafahaba midaan la jebinaa jirto!! Dadku waa karaameysan yahay oo Rabbi ayaa karaameeyay oo waa kan na leh ”Walaqad karramnaa banii aadam”. Midda kale waa tan la yiraa ”Man sharafa...

KEDISKII I KADEEDAY WQ: -Cabdikariin Cabdulle Culusow

KEDISKII I KADEEDAY Muddo ayaa ka soo wareegatay, xilligii aan shaqada billaabay, markaan yoolkeygu waa in aan guursado guri cidlaa lagama soo jeedi karo waxaa ii shidan heestii Xasan aadan...

Caloolyoow! Q-3AAD W/Q: Abdishakuur Jamac Cali

Caloolyoow! Q-3AAD Ducaale isagu dhankiisa waa fuley iyo faqiir jacayl galey oo kuma dhiirran karo la hadlidda hablaha ku ayniga ah gaar ahaan Umul-kheyr oo ka dhalatey qoys ladan, marwalba...

Ninkii seexdaa sicii dibi dhalaa!! W/Q:- Xuseen M.Cabdulle ”WADAAD”

Ninkii seexdaa Sicii dibi dhalaa!! Ma ahan wax nagu cusub maqalka xikmaddaan, waa wax mar kastaa ku soo noqnoqdo dhegaha dadka. Ma ogi in aan isku si u aragno iyo...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                       XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 116aad                                                1-Waqtiga wuu kaa dhamaaday. Kuuma ay baahna, kuumana xiisa qabto, maxaa yeelay, waxaad garabkeeda istaagi waysay xilligii ay kuugu baahdi badnayd. Soo...

Isma ogid ee adduunka kuma cusbid!! W/Q:- Borofaysar, Yaxye Sh. Caamir

Isma ogid ee adduunka kuma cusbid. Culumada Archaealogy ayaa isku raacday in Soomaaliya ay leedahay taariikh dhinaca Cilmiga Archaealogy-ga oo ka fac weyn tan wadama badani ay ku faanaan, balse,...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                       XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 115aad                                         1-Dumarka iyo labiska waayadan Waxay kulanka saaka timid iyada oo xiran dhar muujinaua quruxda jirkeeda, indhaha raguna ay wada qabanayaan. Kulanka kadib ayuu...

Dal barwaaqo iyo dad ka baahan! W/Q: Xuseen Maxamed Cabdulle “Wadaad”

Dal barwaaqo iyo dad ka baahan! (Dhambaal furan) Dalkeennu, wuxuu ku yaallaa, geeska bari ee qorrax ka soo baxa qaaradda Afrika, waxaan leennahay; xeebta ugu dheer qaaradda oo dhan 3330-km, sidoo...

Caloolyoow Q-2AAD W/Q: Abdishakuur Jamac Cali

Caloolyoow Q-2AAD Sureer intii ay waddada soo socotey aad ayey u walaacsaneyd oo waxay u luudeysay sidii qof xubnuhu ay daaleen, mar qura ayey ku war heshay hoonka gaari...

Hareerahaaga dhugo! WQ: Xuseen M.Cabdulle “Wadaad”

Hareerahaaga dhugo! Adduunyadu waa dhibleey iddeedaba...Waxaase ka samatabixi kara kii garta dhibkeeda, ogna waxa ku xeeran--sammaan iyo xumaanba. Waana muhiim in aad taqaan maha aad u socoto iyo...

SHEEKOOYIN