Qormooyin

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                       XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor             Qaybtii 120aad                                              1-Haka niyad jabin Ha ku niyad jabin dadka noloshoodu qasantahay erayadaada, maxaa yeelay, qof walba raja galin ayuu...

KEDISKII I KADEEDAY Q-3AAD W/Q:- Cabdikariin Cabdulle (Ugaas Jallaato)

KEDISKII I KADEEDAY Q-3AAD Arooskii ayaan tagay wax la boodboodo oo la baashaalo kursi ayaan salka la helay, markii aan saa u fadhiistay wallaalkey ayaa i soo kor istaagay...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                       XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 119aad                                      1-Falsameeyaha yuusan kuu muuqan. Waa meel aan mar walba u shaah doonto, waxaa milkiyad u leh islaan Itoobiyaan ah, ma...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 118aad                                                      1-Biyaha Biyaha oo bata iyo biyaha oo yaraadaba uma fiicno wax soo saarka. Xikmadda ayaa ah in waxa badan aan doonayno aysan nolosheena...

Caloolyoow Q-4AAD W/Q:- Cabdishakuur Jaamac Cali

Caloolyoow Q-4AAD Dhowr bilood oo uu xanuunsanaa, xaalkiisuna ahaaa "Haddii cudur la waayo oo caafimaad la helo; cudur wuxuu agyaallaa qofka waayeelka ah" , saaka ayuu naf baxay Cumar...

KEDISKII I KADEEDAY Q-2AAD W/Q:- Cabdikariin Cabdulle (Ugaas Jallaato)

KEDISKII I KADEEDAY Q-2AAD Tooxoow oo aad ula dhacsan quruxda iyo dabeecadda Alle iskugu daray iyo degganaanshaheeda iyo sida ay hadalka u heli ogtahay ee hoosta iskala hadlaayo,...

Dibigu ha ku quustee waysha gawrac!! WQ. Xuseen M.Cabdulle ”WADAAD”

Dibigu ha ku quustee waysha gawrac!! Hantidu kala fiican, xooluhuna kala qiimo badan, kalana mudan. Xooluhu, kuwaa horora oo wax dila, noloshooduna ku tiirsan tahay horornimadaas, qaar kalaa wax dhibaateeya,...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                       XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 117aad                                           1-Dadka qaar ma daneeyaan! Waxay dhaheen qofna dhibkaaga ha u sheegan, maxaa yeelay 20% dadka qaar maba daneeyaan arrimahaaga, 80%...

Maalinta macallinka soomaaliyeed iyo madasha LAASHIN

Maalinta macallinka soomaaliyeed iyo madasha LAASHIN Annaga oo bartanka uga jirna bishii loo asteeyey macallinka soomaaliyeed, gaar ahaan 21-da November oo dowladdii Soomaaliyeed ay u aqoonsatay inay noqoto maalinta macallinka...

Suufigii tuulada W/Q:- Caliqeyr M. Nuur

Suufigii tuulada Nin baa beri wuxuu maqlay suufi tuulo agtiisa ah deggan oo riyooyinka fasira. Sheeka been ah ayuu samaystay, wuxuuna ula tegay suufigii. Wuxuu ku yiri: "Sheekhow, xalay ayaan...

SHEEKOOYIN