KEDISKII I KADEEDAY Q-2AAD
Tooxoow oo aad ula dhacsan quruxda iyo dabeecadda Alle iskugu daray iyo degganaanshaheeda iyo sida ay hadalka u heli ogtahay ee hoosta iskala hadlaayo,...
Lafahaba midaan la jebinaa jirto!!
Dadku waa karaameysan yahay oo Rabbi ayaa karaameeyay oo waa kan na leh ”Walaqad karramnaa banii aadam”. Midda kale waa tan la yiraa ”Man sharafa...
KEDISKII I KADEEDAY
Muddo ayaa ka soo wareegatay, xilligii aan shaqada billaabay, markaan yoolkeygu waa in aan guursado guri cidlaa lagama soo jeedi karo waxaa ii shidan heestii Xasan aadan...
Ninkii seexdaa Sicii dibi dhalaa!!
Ma ahan wax nagu cusub maqalka xikmaddaan, waa wax mar kastaa ku soo noqnoqdo dhegaha dadka. Ma ogi in aan isku si u aragno iyo...