Qormooyin

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q 22-AAD W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q 22-AAD Guurowgaan magaciisa waxa la yiraahdaa: ”Togga inaad ku kala baaqataan tii la rabay maahan". Waxa curiyey, laashin: Maxamed Gacal Xaayoow Eebbe ha u naxariirstee....

Aabbihii Ambaday Q2AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q2AAD Xaashi waa nin  da’ lixdamaad ah, sida ka muuqata aqoonsigiisa waxaa uu dhashay 1963 waxaa markaas laga joogaa 57 gu’ waa nin laf iyo laxaad u dhashay balse...

WELWELKII BOONTA W/Q:- Abshir Cabdi Umal

Welwelkii Boonta Magacaygu sida uu u yahay wax liita ayaan aniguna ugu ekaaday wax liita oo awood xun. Dabadeed sidaas baan meel kasta ula joogaa niyad xun oo aad moodo...

DHIBAATOOYINKA HAYSTA UBADKA SOOMAALIDA QURBAHA WQ: Cali M. Diini

DHIBAATOOYINKA UBADKA SOOMAALIDA QURBAHA Maalin dhowayd waxaan la kulmay wiil dhallinyaro ah oo Soomaali ah. Waxa uu dhigtaa Jaamacadda Curtin ee ku taal Perth. Wiilku waxa uu ku dhashay magaalada...

SHEEKADA TEDDY | TURJUME: IBRAAHIN-NOLOSHA

Markii ay soo hor istaagtay ardayda fasalka shanaad, oo aheyd maalintii ugu horreysay ee ay dugsiga tagto, waxa ay carruurta u sheegtay hadal aan run aheyn. Si la mid...

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q 21-AAD W/D:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q 21-AAD Guurowgaan magaciisa waxa la yiraahdaa: ”Dhaqamo Daajoon" waxa tiriyey laashin: Maxamed Gacal Xaayoow Eebbe ha u naxariistee. Laashin: Maxamed Gacal Xaayow, guurowgaan wuxuu tiriyey,...

Faallo kooban: Heesta ‘Hayga dudine soo noqo’ W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud “Masxaf”

Faallo kooban: Heesta ‘Hayga dudine soo noqo’ Dudmo waa xaalad dareen oo ay la kulmaan haweenku. Dudmadu badanaaba waxa ay la xidhiidhaa arrin tabasho oo dhinaca gabadha ah. Dareenka...

Aabbihii Ambaday Q1AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q1AAD! Waa goor habeennimo ah oo goortu sheegto caga caganayso kowdii iyo badhkii(1:30)  waxaa jidka maraya dad iyo baabuur teelteel ah, intooda badana hoyaatin u ah guryahoodi iyo baraday...

SHEEKOOYIN