BEN CARSON Q7AAD
Wax badan ka oran maynno Ben Carson iyo siyaasadda, waayo, muhiim inoo ma leh faa’ido badanna ka heli maynno. Kaliya waxaan xusaynaa: Ben Carson dhanka siyaasadda guul...
DUULAANKA AF-CARABIGA IYO DABAR-GO’A AF-KA SOOMAALIGA
Afku waa udub-dhaxaadka ama gundhiga ay ku taagnaato bulsho ama qaran, afka haddii uu baaba'ayo waxaa la galbada dadkii ku hadli jray kuwaas oo...
ISMOOG
Mar waxay korayaan fadhiga dushiisa, mar waxay ku boodayaan kursiga, marna daaqadda gaaban ayey u cirbadhiibsanayaan. Waxay farxadda u wareejinayaan sida ay marwaxaddu u wareejiso hawada. Waa...
IS ROGROGIDDA WAAYAHA
Liibaan waxa uu ahaa wiil dhallinyaraa oo hooyo koris ah, aabbihiis kuma soo gaarin ifka waxa ka weyneyd Caa'isho oo ay isku mar ay ku geeriyoodeen...
SUMADAHA QORAALKA Q4-AAD
ASTAANTA DABARKA (:) LABA DHIBCOOD
Astaan guud ahaan waxa loo yaqaannaa: ”Laba dhibcood" afka qalaad ama ingiriiskana waxa lagu yiraahdaa: (COLON) halka afka carabigana lagu yiraahdo:...
BEN CARSON Q6aad
Markii uu Dugsiga sare dhammeeyay waxa uu galay galay Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Yale ee ku taal gobolka Connecticut. Yale waa Jaamacad si gaar ah loo leeyahay...