Qormooyin

Aabbihii Ambaday Q5AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q5AAD! Xaashi fayo qabkiisu waa soo hagaagay,  dhogortiisana waa is dhalanrogtay,  waxaanna soo iftiimay dheehiisii dhintay,  waxaa ay samaysay Idil, waxa ay   fartay in laga xiiro guudka iyo timaha,  waxa uu isaguna iska...

QALBIGA CIDLOODAY!W/Q: Qaali Muuse Nuune.

QALBIGA CIDLOODAY! Fara kuguma haayo, kumana haysto adiga! inaad tagtaa waxay ahayd wax qoran, waxa kaliya aan maanta haystaa waa xasuus gogol dhigatay qalbigeyga. Hubaal waan jeclaa oo aad bay...

Aabbihii Ambaday Q4AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q4AAD! Xaashi waxa uu u soo nabdaaday si wanaagsan, miyirkiisiina waa soo wada noqday, waagu markii uu beryay ayaa kalkaalisadii ugu tagtay isagoo indhaha kala haya, waxa ayna...

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q-23AAD W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q-23AAD Guurowgaan magaciisa waxa la yiraahdaa: ”Xal u raadi soomaaliyeey xaasid howjebine". Waxa tiriyay laashin: Maxamed Gacal Xaayoow Eebbe ha u naxariistee. Waa guurow ay ku...

ISMA LAHEYN W/Q: Cabdikariim Cabdulle (Abka jallaato)

Isma laheyn Marnaba isma laheyn Idil Siyaad ayaad is waayi doontaan godka mooyee, kuma fikirin in ay nin kale xaaskiisa noqon doonto calafku waa halkiisee. Waxaan aheyn degaan wadaag,...

DAGIDDA RAYEDKA, RUN IYO BEEN W/Q:- Cabdalla Qaasim Daamey 

Run iyo been ayuu amminku u kulmiyey si lama filaan ah, beentii oo la hadleysa runta ayaa tiri: "jawiga maanta waa mid aad u qurux badan". Runtii ayaa eegtay...

DHADHANKA GEERIDA W/Q:- MUSTAF CUSMAAN FAARAX

DHADHANKA GEERIDA Waan ogahay inuu dhambaaalkaygu ku soo gaadhay adigoo sidii aan rabay ku jira, maadaama aad akhrinaysid ba. Waad ka cabsoon doontaa inaad kala furto warqaddaan, ka dibna, aad...

Nabar Qarsoon W/Q:- Saynab Xaaji Axmed “Ugbaad”

Nabar Qarsoon Saddex saacadood ayey saf ugu jirtaa, sidii ay u qaadan lahayd kaar cunta lagu siinayo. Inkastoo ay Waris ammin danbe timid, haddana boos dhexe ayey heshay....

Aabbihii Ambaday Q3AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q3AAD! Idil oo awal hore ka werwersanayd arrimihiisa caafimaad iyo xaaladiisa nololeed ayaa haddana waxaa ku soo biirey in uusan dalkaba ku sii noolaan karin,Idil waa qof...

SOOYAALKA AUSTRALIA- SHAN (5) SHAY OO AUSTRALIA SAMAYSAY. WQ: CALI M. DIINI

SOOYAALKA AUSTRALIA- SHAN (5) SHAY OO AUSTRALIA SAMAYSAY Maanta 26 January Australia waxa ay u dabbaaldegtay maalinta qaranimadeeda. Waa maalin in badan oo Australian ahi ka horjeedaan in ay maalin qaran noqoto....

SHEEKOOYIN