Qormooyin

Guumays mise gashaanti loo han waynwaynyahay ? W/Q:Maamo Dahabo Xasan Guure

Guumays mise gashaanti loo han waynwaynyahay ? "Guumays" waa erayga kaliya ee aan oran karo waa hubka loo adeegsado gabdhaha ee gumaada isagoon dhibic dhiiga ka keenin korkeeda. Ha beensan...

Faallaynta dhiganaha; ‘Garbaduub’ Diyaarin: Maryan Cilmi

Faallo; Dhigane: Garbaduub Qalin-maal: Cabdiraxiim H. Galayr Madbacada: Laashin Sanadka: 2021 Bog: 263 Dhiganaha Garbaduub waa dhacdo dhacday, balse loo maancuriyay si sheeko faneed ah. Qalinmaalka ayaa qalinka u qaatay isagoo erayo facweyn oo laga...

Ogaataye, maxaad yeeli? W/Q Maxamed Haybe Axmed.

Ogaataye, maxaad yeeli? Maalin maalmaha ka mid ah, anigoo fadhiya meherrad shaaha laga cabbo, taasi oo ku taal Magaalada Hargaysa. Waa meel dad badan isugu yimaadaan.  Horaa loo yidhi, rag...

Taariikhda Jiim Sheekh Muumin | W.Q: Ibraahin-Nolosha

Dal waliba waxa uu leeyahay halyeeyo faneed oo darajadaas ku gaara dadaal iyo karti dheeraad ah. Go'aanka ku biirista iyo xulashada waaxyaha kala duwan ee fanku waa mid aad...

DUCO-HOOYO | W.Q: Ibraahin-Nolosha

Dhaqaalo-yari baahsan ayaa waddanka ka jirta. Mushaarkii shaqaalaha qaranka ayaa aad loo yareeyey. Waxaa socda muddaharaadyo ay dhigayaan shaqaalaha dowladda, oo ay ku dalbanayaan in loo biiriyo faraguutada ay...

Tacsi Tiiraanyo leh

  Waxa ay bahda Laashin oo isku duuban tacsi u dirayaan guud ahaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaanna qoyskii uu ka baxay Prof Axmed Calasoow oo ku geeriyooday laba maalmood ka...

Maansada DARIIQUU RABBI JEEXAY! W/C: Drs Sedra Sh. Cabdirisaaq

Maansada DARIIQUU RABBI JEEXAY! W/C: Drs Sedra Sh. Cabdirisaaq Maansadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: Dariiquu Rabbi jeexay!" Waa maanso farriin iyo guubaabin ah, kuna socota walaalaha Soomaaliyeed ee goortaan adag...

Dulmar kooban buugga: GODOB IYO GALLAD| W/Q: Ifraax Maxamed Cabdislaad

Dulmar kooban buugga: GODOB IYO GALLAD| W/Q: Ifraax Maxamed Cabdislaad Waxaa mahadi u sugnaatay Allaah oo igu beegay akhrinta dhiganahaan cajiibka ah. Waxan mahad iyo bogaadinba u dirayaa qoraaga buugga,...

Geeridii Daahir! W/Q: Mascuud Uurmaax

Geeridii Daahir! Waa xilli habeennimo ah, abbaaro sagaalkii fiidnimo. Hadda ayuu shaqo ka soo baxay, waxaa wajigiisa ka muuqda daalkii iyo diiftii shaqada uu maalinkaa soo qabtay. Isaga oo...

SHEEKOOYIN