MAXAAD KA TAQAANAA QOOMIYADDA KHOISAN-KA/CALI-BEESTAANKA?
Khoisan, waa mid ka-mid-ah bulshooyinka ugu facawayn ee ku dhaqan qaaraddeena Afrika, gaar ahaan bartamaha iyo koonfurta. Waa qoomiyad asal ah oo aan isir ahaan...
Dr. Mustafa Maxamuud, horaantiisii waxa uu ahaa Alle-kood in ka badan soddon sannadood Ilaaheey raadinayay; balse markii dambe soo helay. In kastoo aanan doonayn in aan Sooyaalkiisa nololeed ka...