Qormooyin

DUMAROW ASTURNAANTIINA ILAASHADA. (SHEEKO GAABAN)

DUMAROW ASTURNAANTIINA ILAASHADA (SHEEKO GAABAN) Khibrad ayaan u lahaa qalalaasaha ka dhex dhaca labada Qof ee xiriirsan, balse ma ahayn mid aan waligey filayay in uu igu dhaco. Xiriiro badan oo nuucyo...

Maxaan ka baran karnaa Madaxweynaha Tanzaniya ee La doortay?

Jamhuuriyadda Midowga Tanzaniya, waxay ka mid tahay waddammada ku teedsan badweynta Hindiya, gaar ahaan xagga bari bartamhiisa ee qaaradda Afrika. Tanzaniya, waqooyi waxaa ka xiga Kenya iyo Uganda,...

XIKMADO KOOBAN. BY Mohamed Musa Sh. Noor

   XUSHMEE DAREENKA DADKA In aad xushmayso dareenka dadka waa mid dantaada ku jirta, ma ahan in aad u aragto in aad dadka ugu danaynayso, waa in aad maanka ku...

Qurbajoog: Qayr Mise Qasaaro Q3AAD W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Qurbajoog: Qayr Mise Qasaaro Q3AAD Labadiiqayb, ee qormada ee ku soo baxay Wargeyska Gobollada Dhexe waxaan uga hadlay saameynta ay dadka dibadda ka soo laabta ku leeyihiin dalka. Qaybtan seddaxaad,...

Annaga iyo Diinta: af iyo dhaqan ka la duwan! W/Q: Naciima Xasan Xuseen

Annaga iyo Diinta: af iyo dhaqan ka la duwan!   Diinta Islaamka waa diinta xaqqa ah ee uu Alle ku nasakhay diimihii horay u jiray. Alle SW wuxuu usoo dejiyay inay...

GODODLE! W/Q: Anab Diriye

GODODLE!   Gododle, waa eray ka turjumaya, ragga dumarka badan guursada ama qudbasirada ku qaba, ama si hoose u guursada. Ninka naagaha badan, oo hadba habeen meel barkinta dhigta, inta badan...

MAXAY NOLOSHAADA MUHIIM U TAHAY?

MAXAY NOLOSHAADA MUHIIM U TAHAY? Is waydiintaas waa u muhiim qof walba oo Noole ah waxna garan kara, is waydiintaas nafteeda ayey ka dhalataa in aad ka guul gaarto noloshaada,...

Daneyste mise daacad?! W/Q: Bashiir M. Xersi

Daneyste mise daacad?!   “Ma aniga?” Anoo uurka ka leh ayaan farta isku goday. Waxaa dhakeenna u soo farfiiqayey nin aanan bar garanayn, haddana, iila ekaa nimaan aqaan oo kale. Dhinacyada ayaan...

Caadifad: cudur na caabuqay! W/Q: Ramla Gobdoon

Caadifad: cudur na caabuqay!   Mid ka mida cudurrada na luggooyay, waa laablakac! Soomaali haddaan nahay, laablakaceennu waa xad dhaaf, wixii nagu soo kordhaba, waan u sacabtunnaa, oo weliba heeso iyo...

Dhunkashadii dhur beeshay!Q1AAD Bashiir Cali Xuseen

Dhunkashadii dhur beeshay! Q1AAD Waxey aheyd dhammaadkii toddobaatanaadkii ammin loo wada hayaamay in loo xoogsi tago dalka boqortooyada sacuudi carabiya. Waxey aheyd xilli ay soo caan baxeen magacyadii kala ahaa...

SHEEKOOYIN