Yaynaan SOOMAALIYOOBIN!
Isla maanta, waa galinkii danbe, ee jimcaha, aniga iyo Maxamed Daahir Cawad ayaa u ambabaxnay, duleedka magaalada Hargaysa, jeerkaas oo aan rabnay, in aan ku soo laydhqaadanno, wixii...
Guurka iyo Lammaanaha
Waa maxay Guur?
Guurku waa heshiis xeer diineed ku fula oo lammaanaha is cugtey ee is calmaday ku heshiiyaan iney dhidbaan qoys ay wadaag ku yihiin talo...
Ha ismoodin kaligii dhibbane!
Waa barqo dheer, goor sheegtaduna ay sheegayso tobankii subaxnimo “10:00am” Goobtuna waa isbitaalka wayn ee magaalada, Saaka waxaa hor tuban dad badan oo duruufo kala duwani...
QIIMAHA SIYAASIGA
Siyaasiga aan qeexayo. Waa qof u taagan ama isku soo qaddimay, in uu Hoggaanka umadiisa qayb ka noqdo heerka uu rababa markaas ha bartilmaansadee, hadaba waa maxay qiimaha...
Qarnigaan aan ku jurno, ka hadlidda doodda ku saabsan sida ay dadweeynaha ugu qeebqaadan karaan go’aanada dhaqaale, bulsho iyo mid siyaasadeed intaba waa wax aad looga hadlo. Marka aan...