Ha ismoodin kaligii dhibbane!
Waa barqo dheer, goor sheegtaduna ay sheegayso tobankii subaxnimo “10:00am” Goobtuna waa isbitaalka wayn ee magaalada, Saaka waxaa hor tuban dad badan oo duruufo kala duwani...
QORAAL WAA GADIID IS HAYSTO
GAADHIGII OO XABBAD XABBAD LOO KALA DHILQIYAY, se aan musbaar na ka maqneyn, ayaan wiil kay gii dul keenay: Tubaal ka kooban xubno hii baabuur...
JAMASHO
Jamshada waxaa inta badan lagu yaqaan dumarka, waxayna ku dhacdaa, marka ay uurka leeyihiin, weliba marka ay ku jiraan, bisha ugu danbeysa ee dhalida.
Dumarka siyaabo ka la duwan bay...
Herar waa xidid ee xigto ma aha!
Haddiii aad la xidid tahay Herar maha macnaheedu in aad la walaalo la tahay hererida oo dhan , haddii se aad qabto inan...
WAAN YAABANAHAY WALLEE!!!!!!!
Qaybta 4aad
Waan yaabanahay!
tan iyo markii ay bilaabatay in beesha caalamka ay wax inoo soo dhisaan inagana aanu noqonay la haystayaal meel ugu xir xiran Cadow aan la...
KU XAD GUDUBKA DIIINTA
Tan iyo burburkii dalkeena waxaa soo badanayay ku xad gudubka wax walba oo umaddeena lahayd, wax walbana maalin ayay ku imaanaysay ku xad gudbidda lagu xad...