Qormooyin

Jankis Khaan Q3AAD W/D Axmed Xaayoow

              Jankis Khaan Q3AAD   Isbarbardhiga Mongolia Qarnigii 12aad iyo Soomaaliya Qarniga 21aad. Taariikhdii Jankis Khaan. Sanadii 1171kii markii uu gaaray Tiimojeen 9 sano, ayay ugaarsi wada aadeen isaga iyo aabihii Yasogaay, si...

Rajada cusub iyo raynraynta Reer Muqdisho. W/Q Sakariye Cabdixaliim

                    Rajada cusub iyo Raynraynta Reer Muqdisho. Ka dib colaado baahsan oo ragaadiyay Magaalada Muqdisho oo ah Caasimadii Dalka sanadahan danbe way soo kabanaysaa oo is beddel wayn ayaa laga dareemayaa...

Yagleelka Guusha‏ W/Q: Naciima Xasan Xuseen

Yagleelka Guusha‏ "La ma helo wadaadow, waxaan cido u howshoone Naftaa loo hantaaqaa, waxay hiigso leedahaye" Cabudllaahi Suldaan “Timacadde” Waxaan shaki ku jirin in qof kastaa oo dunidan dul saaran uu ku...

Nidaam xumada Idaacadaha dalka! W/Q: Maxamad Xasan Cali

Nidaam xumada Idaacadaha dalka! Magaalada Muqdisho, waxaa ka howlgala ku dhawaad 30 idacadood, oo ka la duwan, is la markaana maxalli ah. Waxey idaacadahaasi hoostagaan maamullo gaar ah ama...

Danjirow Ina Ayaad Tahay? W/Q A. M. Yusuf Wayeel

    Danjirow Ina Ayaad Tahay? — A. M. Yusuf Wayeel Inta dayaxu dhicis yahay xiddiguna dhammays noqon… haddaan dhimashooy ku diido… haddaan dhalashooy ku sheegto! Xuseen Aw-Faarax Dubbad: Hees ARAR QABIIL JIRA ba, aniga ahaantay, sida aan...

Qaababka hadalka isku dhex yaacsan Wq A. M. Yusuf (Wayeel)

                QAABABKA HADALKA isku YAACSAN BERYAHAN DAMBE waxa aan aad ugu kuurgalayay idaacado warbaahineed ee Soomaaliyeed, oo laga kala dhegeysan karayo ruuman (abbaaro) kala geddisan oo ka mid ah mareegta (internet-ka)....

Tirsigii 34aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Jannaayo

Waxaan idiin soo lifaaqaynaa; Tirsigii 34aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Jannaayo. Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan; warbixin ku saabsan wadahallo u furmaya Galmudug iyo Ahlusunno, golaha...

Gu’oow intii xune kugu madlan‏‏! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Gu'oow intii xune kugu madlan‏‏! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Laygana aqoon badan, dadkuna iga ildheer, oo garadsan. Waa mahmaah soomaaliyeed aqriste: Waqtigu woow sucdaa, waayuhuna  weysdaba gurayaan, dadkuna woow...

Waddani-Dhaan W/Q: Maxamed Xaaji Xasan

                  Waddani-Dhaan!!! Bulshadii waayahaan waxaa wareeriyay rag iyo dumar isku dhafan oo mar Alle iyo marka ay cod-baahiye fursad u helaan ka dhawaajiya erayga WADDANI, kaasoo ay hadba raar la koraan...

I boorri intii aad i baqdin gelin lahayd! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

I boorri intii aad i baqdin gelin lahayd!   Qof kasta, oo bani Aadan ah, wuxuu leeyahay, awoodo badan, oo uu Alle ku mannaystay. Awoodda Alle uu siiyay dadka, wuxuu ugu...

SHEEKOOYIN