Qormooyin

Gefkii Gaamuray! W/Q: Sagal Maxamed ”Qarandoon Dhiirran”

Gefkii Gaamuray! Hooyo Suuban waa da’ cid daryeeshana maheysato, yaraanteedi waxa ay soo tacabtay hanti badan, waxa ay u hurtay nafteeda, xilligeeda, iyo tamarteedaba korriimada 5-teeda wiil, waxa ay u...

Xidhiidhka ka dhexeeya dadka iyo deegaanka W/Q: Cabdiraxmaan M. Warmooge

  Xidhiidhka ka dhexeeya dadka iyo deegaanka   Dadka iyo deegaanka waxa ka dhexeeya xidhiidh xooggan kaas oo soo jiray tan iyo intii aadanuhu Arlada ku noolaa. Deegaankuna si joogto ah ayuu...

Aqoonyahanow indhaha fur! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Aqoonyahanow indhaha fur! Dad badan ayaa u haysta, in haddii aadan siyaasad ku lug lahayn, aadan waxba qaban karin, halka kuwa kalena ay u arkaan, in inta siyaasaddu halleysantahay, aan...

Xiisaddii Xiskayga Dhoofisey! W/Q: Axmed Cali Abokor.

 Xiisaddii Xiskayga Dhoofisey! Waxa waliba wax keena jira,sidaas aawadeed waa tii Soomaalidu odhan jirtey ‘’ Sheekoba sheekay keentaaye’’.Waa maalin aanan hadda xasuusan maalinta ay ahayd.Walow aan xasuusto goorta ay ahayd...

WAA MAXAY MIDNIMO? W/Q: Asiyo Abdirahmaan Abdisamed Dawaarig.

WAA MAXAY MIDNIMO? Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacabka Soomaliyeed oo dhan meel kasta ay joogaan salaan kadib, wuxuu Maqaalkan kooban ku saabsanyahay Midnimada iyo Faaidada ay leedahay. Waxaan usoo bandhigayaa...

Dib udhalashadii Galayrka W/Q: Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

  Dib udhalashadii Galayrka Dhacdo :ku dayasho mudan Galayrku waa shimbir ka  mida shimbiraha, waxaana lagu tiriyaa inuu yahay Shimbirka ugu cimriga dheer marka loo eego noocyada shimbiraha, waayo waxaa la sheegaa...

Aniga, Tubeec iyo heesta “WAQTI” Bashiir M. Xersi

Aniga, Tubeec iyo heesta “WAQTI”   Anigu, oo keen ahay? Ma Bashiir, mise, Bashiirro {Soomaali rag iyo dumar leh}? Ma qof, mise, qofaf? Ma kaan ahay, ma kaan ismooday, mise, kan...

Yarkii indha daraandarka igu riday!‏ W/D: Ramla Gobdoon

Yarkii indha daraandarka igu riday!‏   Maalinkii ku xigtay tii la inoo sheegay, in wiil cusub uu fasalka ku soo biiri doono, ayuu soo xaadiray. Daqiiqado aan badneyn ayuu xisadda ka...

Hannaanka Federaalka iyo mustaqbalka Soomaaliya W/Q: Shaafici Macallin Axmed.

Hannaanka Federaalka iyo mustaqbalka Soomaaliya. Guud ahaan dawlad waxaa aas aas u ah seddex tiir; oo kala ah dhul, shacab iyo awood maamusha .Dawladda marka laga eego qaab dhismeedka waxaa...

QAXOOTINIMO ILAA AQALKA CAD, RIYADA FATIMA NOOR OO RUMOWDAY!

QAXOOTINIMO ILAA AQALKA CAD, RIYADA FATIMA NOOR OO RUMOWDAY Waxay leedahay Qiso murugo badan balse dhamaad wanaagsan, magaceeda waa Fatima Noor, waxay ku dhalatay Magaalada Kismaayo, waxay lasoo qaxday qoyskeeda...

SHEEKOOYIN