Qormooyin

Hobyo aan u Hambalyeyno: W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Hobyo aan u Hambalyeyno: Hobyo waa degmo ka mid ah degmooyinka gobolka Mudug, waa magaalo facweyn, kana mid ah degmooyinka ugu qaddiimsan Soomaaliya. Magaca HOBYO, sida uu ku baxay cilmi...

FEDERAALKA IYO MACNIHIISA Q1AAD W/Q: Maxamed Yuusuf Cali Abtidoon

FEDERAALKA IYO MACNIHIISA(Q-1aaad)           Bartamihii 1960-kii, labadii garab(Koofur iyo Waqooyi) ee xurnimada qaadatay, waxa ay rukunnada u taageen nidaam dimoqoraaddi(democracy system) ah. Balse, nasiibdarro, markuu 9 gu’ jirsaday ayaa...

Dashrath Manjhi: Geesigii go’aanka adkaa!W/Q; Maxamed Xaaji Xasan

Dashrath Manjhi: Geesigii go'aanka adkaa! Kartida iyo awoodda Ilaahay aadanaha siiyay qaarna waa ka faa'iideystaan oo loo aayaa qaarna waa qasaariyaan oo ka qoomameeyaan , ka faa'iideysiga awoodahaas waxaa lagu...

Jamhuuriga Maraykan & Soomaalidu Waxay Iska Shabahaan 4.5! W/Q: Axmed-Assad

  Jamhuuriga Maraykan & Soomaalidu Waxay Iska Shabahaan 4.5! W/Q: Axmed-Assad Kaftan-dhable Lagu Qumbacan Karo Hadaan Biyo Lagu Liqin! “Waxaa iswaydiin mudan siday 4.5ta beelood ee Soomaalidu ula kala safan doonnaan 4.5...

Qabiilka ayaa qabyaaladda dhala W/Q Faysal Xuseen

Qabiilka ayaa qabyaaladda dhala.  Qof kasta miruhuu abuurto ayuu goostaa, beer waliba iniinta lagu beero ayay soo bixisaa, ummadd walibana tacabkay dhalaankeeda gashato ayay gurataa, ubadkuna waxa lagu barbaariyo ayuu...

MEYDAD KALA MAQAAM AH!! W/Q Cismaan M. “ Guuleed weykan”

MEYDAD KALA MAQAAM AH!!   Saddex habeen ka hor ayay aheyd, markii aan si kadis ah ula kulmay dhacdo si aad ah iiga yaabisay, marna iga fajacisay, marna iiga nixisay, mar...

XAQA AAD U LEEDAHAY NOLOSHA IYO NABADDA. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XAQA AAD U LEEDAHAY NOLOSHA IYO NABADDA. Dunida Alle uma abuurin in la qarribo oo xaq lagu kala galo, sida dhabta ah marka diinta loo eegana waxaad ogaanaysaa in Qof...

FURSADO IS DIIDDAN! W/Q: Ibrahiim Cisman Afrax

FURSADI WAA HAYSKA LUMIN! Horay ayaa loo yiri FURSADI WAA HAYSKA LUMIN! Laakiin wali maku soo mareen labo fursadood oo is diiddan? Haddii aad tahay qof aan ogahay, wey kusoo...

Farsamo mise fursad?! W/Q: Faisal Hussein

Farsamo mise fursad?! Qurbaha waxaa ka jira, dad xirfad ka dhigtay, inay dadka lacago ka aruuriyaan. Dadkaasi waxay wataan gawaadhi, waxay isaga ka la gooshaan gobal ilaa gobal, tuulo ilaa...

Tirsigii 36aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Maarso.

Tirsigii 36aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Maarso.   Waxaan idin la wadaagaynnaa; tirsigii 36aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Maarso.   Wargeyska bishan waxaad ka heli...

SHEEKOOYIN