Qormooyin

Xeel Dhigashada Yoolka W/Q: Hassan Mudane

   Xeel Dhigashada YoolkaMar haddaad qorshaynayso in aad guulaysato waa in aad marka hore diiradda saartaa yoolkaaga adiga oo adeegsanaya xeesha dhigashada yoolka, si yoolkaagu uu u noqdo mid dhaqan...

Murti iyo Miid W/Q: Cabdul Cabdukariim ( Ugaaska)

Ubadka wanaagsanMaalin maalmaha ka mid ah, ayaa gabar yar oo todobo jir ah, oo dhax joogta, beerta ay ilmuhu ku ciyaaraan. waxa ay  soo qabsatay labo xabo oo TUFAAX...

Halgankii laba Xaaji Faarax W/Q: Prof Yaxye Sheekh Caamir

Halgankii laba Xaaji Faarax.Laba Xaaji Faarax waxa ay ahaayeen halgamayaal lagu xasuusto doorkii ay ka qaateen halgankii Gobannima doonka, midkoodna halgankiisa uma isticmaalin hub uu ku dagaalamey, laakin waxa...

Tuugsigii dadbanaa Q3AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Ugaaska)

Tuugsigii dadbanaa Q3AAD.Aniga walli dhax mushaaxaya aqrintii cinwaanada buugaagta, ayuu istaagay, waxa uuna soo qabsaday jaranjaro ka sameysan alwaax oo isku laalaban labo jeer, maba sugine horey ayaan su'aal...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                   XASIL OO ILA GARO.Qaybtii 22aad                                                                                                                   MARWADA WANAAGSANMarwada ugu wacan marwooyinka waa midda masaariifteeda xajisata micnaha dhaqaaleysata, una noqota ninkeeda mid ka kaalmaysa in uu wax badan kaydsado,...

Garashada fog iyo gabbaannimada Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Garashada fog iyo gabbaannimada Garashadu waa deeq Eebbe bixiyo waxaana dadka loogu qaybiyey sida loogu qaybiyey deeqaha kale ee Eebbe baxsho; ubadka, xoolaha, quruxda iwm. Garashadu maaha wax qofku...

Gu’yaal badan iyo guurka Maandeeq W/Q: Cabdifitaax Maxamed Xaambe

Gu'yaal badan iyo guurka maandeeq.Maandeeq waxay hanaqaaday 1960kii, waxayna la aqal gashay ninkii ugu horreeyey ee gabar-nimo ku helay, maadama ay gabar ugub ahayd aadbaa loo soo dhaweeyey aqal-galkeedii,...

Kalsoonida Nafta W/Q: Hassan Mudane

 Kalsoonida NaftaKalsooni waa dareenka aad ka qabto naftaada ama waa waxa aad ka rumeysan tahay naftaada. Haddaad isku aragto qof aan wax qabsan karin, nolosha ka dhacsan, ayaan daran,...

TUUGSIGII DADBANAA Q1AAD-2AAD!W/Q: Cabdul Cabdikariin(Ugaaska)

TUUGSIGII DADBANAA!Q1AADWaxa ay aheyd xilli dalka xaaladdiisu aanay fiicneyn. Shaqo la'aanta iyo bashiduna ay aheyd mid la qabatimay, ood mooddo reynreyn barwaaqo in lagu jiro, wiiftada iyo madfacuna uu...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q6AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q6AAD  Shiribku waa suugaan dhedhen iyo dhumucba leh waana murti iyo macaan koobaysa wax badan oo aan si sahlan lagu soo gudbi karin ujeeddo ahaan...

SHEEKOOYIN