بسم الله الرحمن الرحيم Madaxwayne Donald Trump Madaxwaynaha USA Donald Trump, oo jimcihii lasoo dhaafay ee ahayd labaatanka bisha Jannaayo laba kun toddoba iyo toban, waa nin jarman u dhashay. Donald trump...
Sharciga:Sababta iyo SaameyntaSharcigan sababta iyo saameynta waa sharci dabiici ah, waana mid ku dhisan sabab iyo saameyn taas oo macnaheedu tahay in sabab walba ay soo saarto saameyn. Sharcigan waa...